Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Ciidankii taabacsanaan Lafta-gareen oo duqeyn lala beegsaday
Naaxo ( Raxanreeb Online) Ciidamadii taabacsanaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa heegan sare lagu geliyay fariisimahooda ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in xalay diyaarado ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Naaxo, oo ku dhow fariisimaha ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed. Ilaa hadda lama xaqiij
Ciidamadii taabacsanaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa heegan sare lagu geliyay fariisimahooda ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba kadib duqeyn ay diyaarado ku beegsadeen deegaanka Naaxo.
Maxaa la shaaciyey
- Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa heegan ku jira.
- Diyaarado ayaa madaafiic ku garaacay deegaanka Naaxo.
- Khasaaraha ka dhashay madaafiicda lama xaqiijin.
Macnaha guud
Xaaladda duleedka magaalada Baydhaba ayaa kacsan kadib duqeyntii dhacay.
“Ilaa hadda lama xaqiijin cidda lahayd diyaaradda iyo bartilmaameedkii ay duqeyntu ku wajahneyd.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda amni ee Koonfur Galbeed.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Naaxo ( Raxanreeb Online) Ciidamadii taabacsanaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa heegan sare lagu geliyay fariisimahooda ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba.
Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in xalay diyaarado ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Naaxo, oo ku dhow fariisimaha ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Ilaa hadda lama xaqiijin cidda lahayd diyaaradda iyo bartilmaameedkii ay duqeyntu ku wajahneyd, sidoo kalena ma cadda khasaaraha ka dhashay madaafiicda la sheegay in lagu garaacay deegaanka.
Xaaladda duleedka magaalada Baydhaba ayaa hadda kacsan, iyadoo ciidamada Daraawiishta lagu soo warramayo inay heegan ku jiraan.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.