Topic
Warkasta is tracking gareen across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches lafta, baydhaba, and cusub, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baydhaba (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed, Mudane Nuur Siidoow Baaba oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray goobihii ay shalay ka dhaceen dagaallada, kuwaas oo ay ka muuqdaan saameyn ka dhalatay iska hor imaadkii xoogganaa ee ka dhacay halkaasi, isagoo sheegay inay xabaal wadareedyo u sameysanayaa maydadka ciidankii taabacsan Lafta-gareen ee…

Baydhabo (Raxanreeb Online) Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu halkaas saaka waaberigii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya ciidanka Lafta Gareen dacaadda u ah oo gudaha u soo galay magaalada Baydhabo iyo ciidanka kale ee dawladda Soomaaliya. Dagaalka oo saacado socday waxa laisku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo xataa ay ku...

Baydhaba (Caasimada Online) – Bayaan kooban oo ay soo saareen kooxda madaxweynihii hore ee Koonfur Galbed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa looga hadlay xaaladda weli ka taagan maamulkaasi, gaar ahaan bannaanka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Afhayeenka kooxda Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo qoraal ku daabacay bartiisa Facebook-ga ayaa beeniyay wararka sheegaya in…

Kismaayo (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) oo wareysi siiyay Shabelle Tv ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda adag ee Koonfur Galbeed iyo xiriirka kooxda Lafta-gareen kala dhexeeyo Jubbaland. Mahad Cabdiraxmaan oo sodog u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Gabeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa…

Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo saaray warqad uu ku sheegay wareegto magacaabis, taas oo uu ku dhisay xukuumad cusub. Magacaabistan oo kasoo baxday xafiiska Lafta-gareen ayaa waxaa xubnaha la magacaabay loo kala xilsaaray wasaarado kala duwan oo ay ka mid yihiin amniga, waxbarashada, caafimaadka…