Daawo: Mooshin ka dhan ah wasiirka caafimaadka oo la horgeeyay BF
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMooshin ka dhan ah wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Dr.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayIntaas kadib Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed oo kamid xubnaha saxiixay mooshinka ayaa akhriyay magacyada xildhibaannda soo gudbiyay mooshinka, wuxuuna sidoo kale faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay ujeedka mooshinkooda.
- Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamd Nuur (Jaamac) oo ka hadlay fadhigga maanta ayaa xaqiijiyay inuu qabtay mooshinka oo buuxiya shuruudihii looga baahnaa, isaga oo soo jeediyay in laga doodo, su’aalana la waydiiyo wasiir Cali Xaaji.
- “Guddoomiyaha Golaha Shacabka wuxuu xaqiijiyay in soo jeedinta mooshinka uu buuxiyay shuruudaha lagu xusay farqadda 4-aad ee qodobka 62-aad ee xeerhoosaadka Golaha Shacabka.
- Waxaa kale oo uu raaciyay “Guddiga joogtada ah ee golaha ayaa go’aamiyay in lagu daro ajendaha fadhiga maanta si waafaqsan qodobka 62-aad, farqaddiisa 6aad ee xeerhoosaadka Golaha Shacabka”.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedeymaha gaarka ah ee ku jira mooshinka ka dhan ah wasiirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Mooshin ka dhan ah wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa la horgeeyay Baarlamaanka.
- Ugu yaraan 20 xildhibaan ayaa saxiixay mooshinka ka dhan ah wasiirka.
- Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa xaqiijiyay in mooshinka uu buuxiyay shuruudihii looga baahnaa.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Mooshin culus oo ka dhan ah wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaas oo ay saxiixeen ugu yaraan illaa 20 xildhibaan oo eedeymo waa wayn u jeediyay wasiirka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamd Nuur (Jaamac) oo ka hadlay fadhigga maanta ayaa xaqiijiyay inuu qabtay mooshinka oo buuxiya shuruudihii looga baahnaa, isaga oo soo jeediyay in laga doodo, su’aalana la waydiiyo wasiir Cali Xaaji.
“Guddoomiyaha Golaha Shacabka wuxuu xaqiijiyay in soo jeedinta mooshinka uu buuxiyay shuruudaha lagu xusay farqadda 4-aad ee qodobka 62-aad ee xeerhoosaadka Golaha Shacabka. Soo jeedinta waxaa ku cad nuxurka su’aasha iyo sababta keentay in soo jeedinta la qoro iyo magacyada iyo saxiixyada soo jeediyeyaasha,” ayuu yiri guddoomiye Jaamac.
Waxaa kale oo uu raaciyay “Guddiga joogtada ah ee golaha ayaa go’aamiyay in lagu daro ajendaha fadhiga maanta si waafaqsan qodobka 62-aad, farqaddiisa 6aad ee xeerhoosaadka Golaha Shacabka”.
Intaas kadib Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed oo kamid xubnaha saxiixay mooshinka ayaa akhriyay magacyada xildhibaannda soo gudbiyay mooshinka, wuxuuna sidoo kale faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay ujeedka mooshinkooda.
Xildhibaanka ayaa meesha ka saaray in ay si gaar ah u beegsanayaan wasiirka caafimaadka, balse ay xaq u leeyihiin inay la xisaabtaan, sida uu ku dooday.
“Wasiirka kuma taarged gareysan qabiil ahaan iyo xukuumad ahaan su’aallo in la waydiiyo ayaan xaq u leenahay xeerhoosaadka ayaana qoraayo waxaana sidoo kale ogol Dastuurka JFS, waxaa meeshan la keeni doonaa wasiirro kale oo ka socda reerro kale,” ayuu yiri Xildhibaan Mukhtaar.
Dhankeeda Xildhibaanad Nadra oo ah guddoomiyaha guddiga horumarinta adeegga bulshada Golaha Shacabka ayaa sheegtay inay horay kulan u la yeesheen wasiirka, balse aysan ku qancin jawaabihii uu bixiyay, iyada oo soo jeedisay in loo qaado codka kalsoonida.
“Annaga wasiirka waa is aragnay kumaan qancin jawaabaha uu bixiyay aniga oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada, maantana waxaan soo jeedinayaa in cod kalsooni loo qaado,” ayay tiri Xildhibaanada Nadra.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Mooshin ka dhan ah wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa la horgeeyay Baarlamaanka, kaas oo ay saxiixeen ugu yaraan 20 xildhibaan.
Qodobada muhiimka ah
- Mooshin ka dhan ah wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa la horgeeyay Baarlamaanka.
- Ugu yaraan 20 xildhibaan ayaa saxiixay mooshinka ka dhan ah wasiirka.
- Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa xaqiijiyay in mooshinka uu buuxiyay shuruudihii looga baahnaa.
- Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed ayaa sheegay inay xaq u leeyihiin inay la xisaabtaan wasiirka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha wasiirka caafimaadka ama dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan tirada saxiixayaasha iyo waafaqsanaanta mooshinka ayaa la weriyay laakiin aan si madax-bannaan loo xaqiijin.
- Maqaalku ma jiraan aragtiyo ka soo horjeeda.
Gunaanadka akhristaha
Mooshin ayaa la soo gudbiyay ka dhan ah wasiirka caafimaadka, taas oo muujinaysa caqabado siyaasadeed oo suurtagal ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedeymaha gaarka ah ee ku jira mooshinka ka dhan ah wasiirka?
- Sidee baarlamaanka u sii wadi doonaa mooshinka?
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka wasiirka haddii mooshinka la ansixiyo?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · caafimaadka · mooshin · horgeeyay