Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta gudashada waajibaadka guddiga, gaar ahaan dhinacyada sharci-dejinta, korjoogteynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda ee qaabilsan arrimaha gudaha, amniga iyo socdaalka.
- Sidoo kale, waxaa diiradda la saaray xoojinta hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo dowlad-wanaagga, si loo horumariyo shaqada guddiga iyo gudashada waajibaadkiisa dastuuriga ah.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku boorriyey guddiga inay dardargeliyaan dhammaystirka hindise-sharciyeedyada ay gacanta ku hayaan, si loogu soo gudbiyo Golaha Shacabka.
- Waxa uu sidoo kale kula dardaarmay guddiga inay habraacyada shaqadooda waafajiyaan nidaamka casriyeynta iyo horumarinta hawlaha Golaha Shacabka ee dhowaan la hirgeliyey.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay hindise-sharciyeedyada gaarka ah ee kulanka lagu falanqeeyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta gudashada waajibaadka guddiga, gaar ahaan dhinacyada sharci-dejinta, korjoogteynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku boorriyey guddiga inay dardargeliyaan dhammaystirka hindise-sharciyeedyada ay gacanta ku hayaan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka.
Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta gudashada waajibaadka guddiga, gaar ahaan dhinacyada sharci-dejinta, korjoogteynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda ee qaabilsan arrimaha gudaha, amniga iyo socdaalka.
Sidoo kale, waxaa diiradda la saaray xoojinta hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo dowlad-wanaagga, si loo horumariyo shaqada guddiga iyo gudashada waajibaadkiisa dastuuriga ah.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku boorriyey guddiga inay dardargeliyaan dhammaystirka hindise-sharciyeedyada ay gacanta ku hayaan, si loogu soo gudbiyo Golaha Shacabka. Waxa uu sidoo kale kula dardaarmay guddiga inay habraacyada shaqadooda waafajiyaan nidaamka casriyeynta iyo horumarinta hawlaha Golaha Shacabka ee dhowaan la hirgeliyey.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga.
- Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta gudashada waajibaadka guddiga, gaar ahaan dhinacyada sharci-dejinta, korjoogteynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku boorriyey guddiga inay dardargeliyaan dhammaystirka hindise-sharciyeedyada ay gacanta ku hayaan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha xubnaha guddiga ama daneeyayaasha kale.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka kulanka lama bixin.
- Faahfaahinta ku saabsan hindise-sharciyeedyada gaarka ah ee la falanqeeyay lama xusin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo habraacyada sharci-dejinta iyo isla-xisaabtanka dowladda Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay hindise-sharciyeedyada gaarka ah ee kulanka lagu falanqeeyay?
- Sidee guddigu u hirgelin doonaa dardaaranka ku saabsan dardargelinta waajibaadkooda?
- Waa maxay natiijooyinka la filayo ee kulankan loogu talagalay hay'adaha dowladda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kulan · guddoomiyaha · shacabka