Topic
Warkasta is tracking caafimaadka across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches diplomacy, iskaashiga, and sameyn, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Astaamaha ay Soomaalidu aadka u taqaan kuna baraaugaan waa midda in qofka indhaha cagaartaan, taas oo caalamadda kasoo muuqato qofka marka uu gaaro meel halis ah.

Dubrovnik, Croatia – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka Yurub ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), Dr. Hans Henri P. Kluge, intii lagu jiray Madasha Dubrovnik. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo WHO, si loo taageero […]

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa magaalada Daarusalaam ee dalka Tansaaniya uga qayb galay Shirweynaha 3-aad ee Caalamiga ah ee Istaraatiijiyadda Wax-ka-qabashada Cudurrada Aan Faafin ee Daran ee Afrika (ICPPA 2026), kaas oo ay kasoo qayb galeen Wasiirrada Caafimaadka Afrika, madax ka socotay hay’adaha caalamiga ah,