Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dawladda Afgaanistaan oo ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Dawladda Afgaanistaan ayaa lagu warramayaa inay ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul oo dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Afgaanistaan, iyadoo sidoo kale la sheegay ururka Taalibaan ee xukunka qoriga kula wareegay inay hadda beddeleen siyaasadii dagaalka oo ay doonayaan inay dunidda u furaan […] The post
Waxa muhiimka ah
- Dawladda Afgaanistaan oo ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul.
- Sabti, 29, August 2026 {HMC} Dawladda Afgaanistaan ayaa lagu warramayaa inay ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul oo dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Afgaanistaan, iyadoo sidoo kale la sheegay ururka Taalibaan ee xukunka qoriga kula wareegay inay hadda beddeleen siyaasadii dagaalka oo ay doonayaan inay dunidda u furaan […] The post
- Waxaa qoray Hiiraanweyn

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Dawladda Afgaanistaan ayaa lagu warramayaa inay ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul oo dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Afgaanistaan, iyadoo sidoo kale la sheegay ururka Taalibaan ee xukunka qoriga kula wareegay inay hadda beddeleen siyaasadii dagaalka oo ay doonayaan inay dunidda u furaan Afgaanistaan, sida ay weriyeen warbaahinta dawladda Sacuudiga ee Al Hadath iyo Al Arabiya.
Go’aankan ujeeddada ka dambeysa waxaa lagu sheegay Taalibaan inay doonayaan Mareykanka inuu cunaqabateynta ka qaado oo la fasaxo lacagaha ka xanniban Afgaanistaan,waxayna aaminsanyihiin in tallaabooyinkaas ay gacan ka geysan karaan hagaajinta xiriirka labada dhinac.
The post Dawladda Afgaanistaan oo ku baaqday safaaradda Mareykanka in dib loogu furo magaalada Kabul. appeared first on HMC Somalia News .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.