Topic
Warkasta is tracking magaalada across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches ciidamada, dhaceysa, and dib, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Magaalada Jowhar ee caasimada HirShabelle waxaa saaka ka socota qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo maanta ka dhaceysa magaaladaasi oo sidoo kale ah xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Illaa afar musharrax ayaa loo kala codeynayaa, iyadoo laba kamid ah ay u sharraxan yihiin xilka madaxweynaha, halka labada kalena ay…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo aadaysa xilli ay socdaan dadaallo beesha caalamku ku doonayso in lagu heshiiyo hannaanka doorashooyinka dalka. Waxaa la qorsheeyay kulamo ay ku wada hadli doonaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka…

Hay’adda Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL ayaa magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland ka diiwaangelisay 34 qof oo looga shakisan yahay inay ku lug leeyihiin dambiyo la xiriira argagixisada, intii uu…

Koonfurgalbeed: Xoogagga Laftagareen ayaa la wareegey magaalada muhiimka ah Burhakaba, iyada oo noqoneysa magaaladii labaad ka dib Qansaxdheer oo ay todobaadkan galeen. Maamulka Aadan Madoobe ayaa sheegey in kooxda AS ay la socoto, garabka garabka Laftagareen ayaa se iyagu diidey eeddaasi. DFS ayaa iyadu xoojisey ammaanka caasimadda maamulka ee Baydhabo,…

Ilaa hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ku dhaawacmeen magaalada Qardho, kaddib markii ay israsaaseyn dhexmartay ciidamada ammaanka… Sii akhri

laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii nin hubaysan uu rasaas ku furay goob ganacsi oo ku taalla suuqa Inji ee magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka Puntland Wararka laga helayo dhacdadan ayaa sheegaayo ninka hubaysan in uu rasaas ku furay suuqa kabaha…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar. Madaxweynaha ayaa ka qaybgalaya madasha al-calamayn oo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga dhaqaale, dhiirrigelinta maalgashiga iyo dardargelinta horumarka qaaradda Afrika, iyada oo madaxda iyo wakiillada dalalka Afrika ay ka