Topic
Warkasta is tracking safaaradda across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciraaq, dalka, and guddoomiyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, iyo diblomaasiyiinta kale ee safaaradda. Guddoomiyaha ayaa sheegay in safaaraddu ay mas’uul

Rome, Talyaaniga – Munaasabadda “ECCELLENZE 2026”, oo macnaheedu yahay “Waxqabadka Heerka Sare ee 2026”, laguna qabtay xarunta Baarlamaanka Talyaaniga, ayaa lagu soo bandhigay xiriirka sii kobcaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Munaasabadda waxaa ka qaybgalay madax sare oo ka tirsan Dowladda Talyaaniga, Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga, Danjire Khaalid Macow Cabdulqaadir, i

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Mudane Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magalaada Nairobi ku qaabilay Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Ciraaq ee dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Ciraaq u qaabilsan Xafiiska Qaramada Midoobay ee Nairobi (UNON), Mudane Humam Luai Al-Shaikhli. Kulanka ayaa diiradda lagu…