Degdeg: Sanbaloolshe oo BBC-da uga warramay qorshihiisa iyo waxa ka jira in dowlado shisheeye ay garab siinayaan
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMaxamed Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xiisadda ka taagan Hiiraan iyo warar sheegaya in dowlado shisheeye ay garab siinayaan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Sanbaloolshe isla markaaa horey u soo noqday taliyaha Hay'adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NIS, ayaa sheegay in sababta uu tagay magaalada Beledweyne ay tahay in uu ku dareen noqdo dadka uu ka soo jeedo ee gobolka Hiiraan.
- Wuxuu si adag uga horyimid hadalkii madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya uu shalay ka sheegay magaalada Jowhar ee ahaa in reer Hiiraan la siiyay caasimadda, isagoo ku tilmaamay arrinkaas jeesjees iyo wax aan madaxweynaha shaqadiisa ahayn.
- Xildhibaan Sanbaloolshe ayaa sidoo kale sheegay in aanu aqoonsaneyn madaxda Hirshabeelle ee hadda la doortay, waxaana uu hoosta ka xariiqay in xuquuda dadkiisa ka maqan ay ku raadsanayaan wadahadal iyo hannaan nabad ku saleysan.
- Sidoo kale BBC-da ayaa waydiisay su'aalo badan oo ku saabsan waxa ka jira in dowlado shisheeye ay taageerayaan isla markaana uu dagaal gobolka ka abaabulayo.
Sida ay sheegtay BBC Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin taageerada gaarka ah ee dowladaha shisheeye la sheegay inay bixiyaan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Maxamed Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa sheegay in uu tagay magaalada Beledweyne si uu ula xiriiro dadka uu ka soo jeedo ee gobolka Hiiraan.
- Sanbaloolshe ayaa dhaleeceeyay hadallada madaxweynaha federaalka ee ku saabsan in reer Hiiraan la siiyay caasimadda.
- Sanbaloolshe ma aqoonsaneyn madaxda Hirshabeelle ee hadda la doortay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Degdeg: Sanbaloolshe oo BBC-da uga warramay qorshihiisa iyo waxa ka jira in dowlado shisheeye ay garab siinayaan
Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Sanbaloolshe isla markaaa horey u soo noqday taliyaha Hay'adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NIS, ayaa sheegay in sababta uu tagay magaalada Beledweyne ay tahay in uu ku dareen noqdo dadka uu ka soo jeedo ee gobolka Hiiraan.
Wuxuu si adag uga horyimid hadalkii madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya uu shalay ka sheegay magaalada Jowhar ee ahaa in reer Hiiraan la siiyay caasimadda, isagoo ku tilmaamay arrinkaas jeesjees iyo wax aan madaxweynaha shaqadiisa ahayn.
Xildhibaan Sanbaloolshe ayaa sidoo kale sheegay in aanu aqoonsaneyn madaxda Hirshabeelle ee hadda la doortay, waxaana uu hoosta ka xariiqay in xuquuda dadkiisa ka maqan ay ku raadsanayaan wadahadal iyo hannaan nabad ku saleysan.
Sidoo kale BBC-da ayaa waydiisay su'aalo badan oo ku saabsan waxa ka jira in dowlado shisheeye ay taageerayaan isla markaana uu dagaal gobolka ka abaabulayo.
Halkaan hoose ka dhageyso waraysiga oo dheer.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maxamed Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xiisadda ka taagan Hiiraan iyo warar sheegaya in dowlado shisheeye ay garab siinayaan.
Qodobada muhiimka ah
- Maxamed Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa sheegay in uu tagay magaalada Beledweyne si uu ula xiriiro dadka uu ka soo jeedo ee gobolka Hiiraan.
- Sanbaloolshe ayaa dhaleeceeyay hadallada madaxweynaha federaalka ee ku saabsan in reer Hiiraan la siiyay caasimadda.
- Sanbaloolshe ma aqoonsaneyn madaxda Hirshabeelle ee hadda la doortay.
- wuxuu hoosta ka xariiqay in xuquuda dadkiisa ka maqan ay ku raadsanayaan wadahadal iyo hannaan nabad ku saleysan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha Sanbaloolshe.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dowladda federaalka oo ku saabsan dhaleeceynta Sanbaloolshe.
- Maqaalku ma caddeynayo dowladaha shisheeye ee la sheegay.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Sanbaloolshe waxay muujinayaan xiisadaha socda ee gobolka Hiiraan iyo isbeddelada siyaasadeed ee deegaanka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin taageerada gaarka ah ee dowladaha shisheeye la sheegay inay bixiyaan?
- Sidee ayay bulshooyinka deegaanka ee Hiiraan uga falceliyaan hadallada Sanbaloolshe?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka Sanbaloolshe ka dib booqashadiisa Beledweyne?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · dowlado · siinayaan · shisheeye