Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dekedda Boosaaso oo xiran muddo ka badan todobaad
Dekedda magaalada Boosaaso ayaa xiran oo aan wax shaqo ah ka socon muddo sagaal berri ah, kaddib markii ganacsatada wax… Sii akhri

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Dekedda magaalada Boosaaso ayaa xiran oo aan wax shaqo ah ka socon muddo sagaal berri ah, kaddib markii ganacsatada wax kala soo dega diideen khidmad cusub oo ay soo rogtay shirkadda maamusha ee DP World.
Ganacsatada Puntland waxay ku doodayaan in khidmada cusub tahay mid sarreysa oo aysan aqbali karin, halka shirkadda DP World ay ku adkaysanayso in khidmadahaasi ay dhaqangasho oo aysan ka laaban doonin.
Dowladda ayaa weli soo faragelin ama ka hadlin arrinta sababtay in dekedda Boosaaso oo ah isha dhaqaalaha Puntland xirtaato muddo ka badan todobaad.
DP World oo muddo 10 sano ah maamulaysa dekedda Boosaaso waxaa lagu eedeeyaa in ay lacago farabadan ka qaado ganacsatada, islamarkaana aysan weli sidii loogu talagalay u fulin heshiiskii laga galay ee ballaarinta iyo casriyaynta dekedda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.