Topic
Warkasta is tracking boosaaso across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches ciidan, ciidamada, and garoonka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Puntland ayaa maanta saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kuwaas oo la sheegay in ay… Sii akhri

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sare u kacaya qiimaha maciishadda daruuriga ah, taas oo saameeyay… Sii akhri
Dowladda Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inay qorshaynayso inay magaalada Boosaaso ka dhigato xarun muhiim u ah howlgalladeeda militari ee ka socda Soomaaliya, gaar ahaan hawlgallada badda iyo kuwa ka dhanka ah kooxaha hubeysan ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad.
Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa magaalada Boosaaso ku xustay inay ka mid ahayd marinnada ay adeegsadeen shabakado caalami ah oo lagu taageerayay Ciidamada Gurmadka Degdegga ah…

Boosaaso (Caasimada Online) – Mareeg Lubnaan laga leeyahay oo taageerta ururka Xizbullah ayaa daabacday warbixin ay ugu magac dartay “kaarka bartilmaameedka”, taas oo ku saabsan xarun militari oo ku taalla magaalada Boosaaso, xilli Puntland ay sheegtay in Mareykanku qorsheynayo inuu ballaariyo joogitaankiisa xaruntaas. Mareegta Al-Khanadeq ayaa warbixinta daabacday 26-kii Agoosto, iyadoo si gaar a

Puntland ayaa saaka la wareegtay xeradii ciidamada PSF ee magaalada Boosaaso, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Booliska Puntland.… Sii akhri