Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinediplomacy

DF waa in ay sharraxaad ka dalbataa xushmad-darradii safiirka EU ee madaxweynaha

Muqdisho (Caasimada Online) – Go’aanka Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ay Xasan Sheekh Maxamuud ugu xustay qoraalkeeda iyadoo aan adeegsan cinwaankiisa madaxweyne, wuxuu dhaliyay su’aalo culus oo ku saabsan hab-maamuuska diblomaasiyadda, xilli Soomaaliya ay ku jirto xaalad siyaasadeed oo xasaasi ah. Qoraalka ay daabacday ayay ku sheegtay in Xasan Sheekh uu uga […] T

SO
DF waa in ay sharraxaad ka dalbataa xushmad-darradii safiirka EU ee madaxweynaha
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa ku xustay qoraalkeeda Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo aan adeegsan cinwaankiisa madaxweyne, taasoo dhalisay su'aalo ku saabsan hab-maamuuska diblomaasiyadda.

Maxaa la shaaciyey

  1. Francesca Di Mauro ayaa la hadashay Xasan Sheekh iyo Siciid Cabdullaahi Deni, iyadoo ka hadlaysay wada-hadalladii siyaasadeed.
  2. Ka tagista cinwaanka madaxweyne ee Xasan Sheekh waxay muujinaysaa muran siyaasadeed oo ka taagan muddo-xileedka madaxweynaha.
  3. Xasan Sheekh waa madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, halka Deni uu yahay madaxweynaha Puntland.

Macnaha guud

Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa xasaasi ah, iyadoo la isku haysto sharciyadda hannaanka dastuuriga ah.

Ereyada diblomaasiyadda badanaa ma aha wax iska dhaca.

Francesca Di Mauro
Muqdisho
2026-05-18

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan sida arrimahan ay u saameynayaan siyaasadda dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Go’aanka Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ay Xasan Sheekh Maxamuud ugu xustay qoraalkeeda iyadoo aan adeegsan cinwaankiisa madaxweyne, wuxuu dhaliyay su’aalo culus oo ku saabsan hab-maamuuska diblomaasiyadda, xilli Soomaaliya ay ku jirto xaalad siyaasadeed oo xasaasi ah.

Qoraalka ay daabacday ayay ku sheegtay in Xasan Sheekh uu uga warbixiyay aragtidiisa ku saabsan wada-hadalladii siyaasadeed ee dhowaan dhacay, isla markaana ay la hadashay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.

Waxay intaas ku dartay in labada dhinac ay weli u furan yihiin wada-hadal, isla markaana Soomaalidu ay iyagu go’aansan doonaan heshiiskooda siyaasadeed.

Farriintu waxay u muuqatay mid taageeraysa wada-hadal. Laakiin ka tagista cinwaanka madaxweyne ee Xasan Sheekh waxay ahayd arrin muuqata, maadaama ay ku soo beegantay xilli muran siyaasadeed uu ka taagan yahay muddo-xileedka madaxweynaha, dib-u-habeynta doorashooyinka iyo nidaamka federaalka Soomaaliya.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliadiplomacydiplomacysafiirkaxushmad
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.