Topic
Warkasta is tracking safiirka across 11 reports from 7 sources. Recent coverage touches arrimaha, diplomacy, and wasiirka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho, Soomaaliya โ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay Ku-simaha Safiirka Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Mudane Justin Davis, iyo soo dhaweyn loo sameeyay ku-xigeenkiisa, Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz. Wasiir Cabdisalaan ayaa uga mahadc

Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu la socdo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhaweyn ah ayaa Guddoomiyaha iyo Safiirk

Muqdisho, Soomaaliya โ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Tรผrkiye u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaล, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan.

Muqdisho (Caasimada Online) โ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa maanta kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaล. Safiirka ayaa booqasho sagootin ah ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kaddib markii uu soo gaba-gabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaa
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaล, oo u yimid booqasho sagootin ah kaddib markii uu soo gaba-gabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan.

Talaado 25 Aug 2026 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Dalka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Dalkeena Danjire Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle, waxaana safiirka ugu horreyn uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey xilka Guddoom

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, H.E. Ahmed Mohammed Almowallad, waxaana ugu horreyn safiirka uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyey doorashadiisii xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhu

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Muqdisho kula kulmay Safiirka Turkiga, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen amniga, The post Madoobe Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Turkiga first appeared on Radio Dalsan .

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdisalaam, ayaa maanta ka guddoomay nuqullada ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Brazil u fadhiya Kenya isla markaana ah Safiirka aan degganayn ee loo magacaabay Soomaaliya Mudane Joรฃo Alfredo dos Anjos Jรบnior. Kulanka ayaa inta uu socday diiradda [&

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, iyo Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo u oggolaanaya badeecadaha kalluumeysiga Soomaaliyeed in loo dhoofiyo suuqyada Shiinaha iyagoo ka faaโiideysanaya cansh

Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda โ ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub? The post Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda first appeared on Radio Dalsan .