DFS oo sheegtay in ay soo gabagabeysay hawlgal ka dhan ah Khayre iyo Sheekh Shariif
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo gabagabeysay howl hawlgal ay uga hortay maleeshiyaad rabay in ay ammi darro… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay hawlgal ka dhan ah maleeshiyaad ay abaabuleen Xasan Cali Khayre iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Maxaa la shaaciyey
- Wasiirka Warfaafinta, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in hawlgalku socday 48 saacadood.
- Hawlgalka ayaa looga hortagay maleeshiyaad doonayay in ay amni darro ka abuuraan Muqdisho.
- Dowladda waxay ku dhawaaqday in cadaaladda la hor gayn doono cid kasta oo ku lug leh dagaalkii ka dhacay Muqdisho.
Macnaha guud
Dowladda Federaalka ayaa ka jawaabtay khatar amni oo ka imaaneysa maleeshiyaad abaabulan.
“Dowladd Federaalku waxay tilmaantay in aysan aqbalayn maleeshiyaad iyo hub sharcidarro ah oo lagu wato Muqdisho.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin in ay ogaadaan tallaabooyinka amni ee dowladda si loo xakameeyo khatarta amni.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiirka Warfaafinta, Cabdifataax Qaasim Maxamuud
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo gabagabeysay howl hawlgal ay uga hortay maleeshiyaad rabay in ay ammi darro ka buuraan Muqdisho oo ay tilmaamtay in ay soo abuubuleen siyaasiyiin ay ka mid yihiin Xasan Cali Khayre iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in ciidamada amniga ay soo gabagabeeyeen hawlgal qaatay muddo 48 saac ah, kaas oo ay uga hortagayeen maleeshiyaad abaabulan oo doonayay in ay xaalad amni darro ka abuuraan magaalada Muqdisho.
Dowladd Federaalka waxay xustay in ay hubka dhigis ku sameysay maleeshiyaadkaas, islamarkaana cadaaladda la hor gayn doono cidkasta oo ku lug yeelata dagaalkii ka dhacay Muqdisho, sida ay hadalka u dhigtay.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.