Topic
Warkasta is tracking sheegtay across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches barakaceen, howlgal, and hubeysan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhowaad 36,000 oo qof ay ka barakaceen iska horimaadyo hubeysan oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacay koonfurta Itoobiya, kuwaas oo u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada, iyadoo dad badan ay ka tallaabeen xadka oo ay magangelyo ka raadsadeen dalka Kenya. Dagaalladan ayaa ka qarxay magaalada Mooyaale ee ku taalla…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa cambaareysay weerarro ay sheegtay in maleeshiyaad hubeysan ay ku qaadeen ciidamada Ilaalada Shacabka ee hay’adda, kuwaas oo ka howlgalayay Laanta Koowaad…

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo habeenimadii Khamiista, 1-da Oktoobar 2026, ka dhacay degmada Jilib lagu dilay Bashiir Axmed Xaaji Nuunow, oo ay NISA ku sheegtay inuu ahaa horjoogihii hore ee kooxda Al-Shabaab ugu yeerto Amniyaadka. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka…