Topic
Warkasta is tracking soo across 31 reports from 7 sources. Recent coverage touches puntland, hoggaamiyaha, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaasi oo soo dhammaystay tababarka aasaasiga ah ee ciidanka, kaddib muddo ku dhow hal sano oo ay tababar ku qaadanayeen deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galguduud. Ciidamadan […

Puntland ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay wejigii koowaad howlgalkii Mudug ee ka dhanka ahaa ciidamada federaalka, iyada oo ciidankii… Sii akhri

Waxaa xusid mudan in dhamaan mas'uuliyiinta soo qabtay xilka guddoomiyaha golaha shacabka (aqalka hoose) tan iyo wixii ka dambeeyey wakhtigii Soomaaliya ay ka baxday ku-meel-gaarka ay ka soo jeedaan hal deegaan doorasho.

Sidoo kale waxaa lagu sheegay warbixinta in lala xisaabtamyao siyaasiintii ka dambeeyay "falal amniga lagu qalqal gelinayo."

Ciidamada Puntland ayaa ku baaqay in ay degdeg isugu soo dhiibaan ciidamada weli ku sugan deegaannadeeda ee sheegta in ay… Sii akhri

Madaxtooyada Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dowladda federaalka ay deegaannadeeda ku soo daabulayso hub iyo ciidan,… Sii akhri

Xildhibaano Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galaya shirka Baarlamaanka Afrika ee Koonfur Afrika, iyagoo kaga qeyb qaadanaya doodaha ku saabsan biyaha, nabadaynta, iyo isdhexgalka qaaradda. The post Soomaaliya oo shirka Baarlamaanka Afrika ka soo jeeda first appeared on Radio Dalsan .

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Baydhabo si rasmi ah ugu soo xiray shirka banbaxa Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo socday muddo saddex maalmood ah. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dowladnimada, hoggaaminta hufan iyo tayeynta adeegyada ay dowladdu u hayso bulshada. Waxaa ka qeyb galay […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa ka qeybgalay kulanka soo bandhigidda iyo aqoon-isweydaarsiga Mashruuca Bulsho ee degmooyinka Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Koonfur Galbeed, masuuliyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee

Degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal waxaa maanta lagu soo bandhigay boqolaal ciidamo ah oo ay sameysteen dadka deegaanka, kuwaas oo… Sii akhri

Ciidanka Booliska Puntland ayaa ka digay soo gelinta iyo ka ganacsiga xaabada iyo dhuxusha laga soo saaro deegaannada Puntland, isagoo… Sii akhri

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabillay, soo dhoweyn diirranna ugu sameeyay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò Coppi. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ugu horeyn si wadajir ah u booqday Xarunta Tiyaatarka Qaranka, iyo waaxyaha Warbaahinta Dowlad

Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka soo laabtay magaalada Laascaanood, halkaas oo labadii maalmood ee… Sii akhri

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland Farxaan Cali Xirsi (Xaad), ayaa ka jawaabey hadalo ka soo yeeray…

Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay 10 dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay baraha bulshada ku faafinayeen waxyaabo ka… Sii akhri

MUQDISHO – Waxaa si habsami leh Xarunta Dhexe ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ugu qabsoomay kulan ballaaran oo ay ka qaybgaleen hoggaanka, masuuliyiinta iyo xubnaha Ururka, kaas oo lagu soo bandhigay musharraxa rasmiga ah ee JSP ku meteli doona doorashada Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug ee muddo-xileedka 2026–2031. Kulanka ayaa intii uu socday […]

Brussels – Ururka Midowga Yurub ayaa si ku-meel-gaar ah u xaddiday bixinta fiisaha dal ku-galka ah ee la siin jiray muwaadiniinta Soomaaliyeed. Go’aankan ayaa yimid ka dib qiimeyn la sameeyay, taas oo lagu ogaaday in dowladda Soomaaliya si fiican uga soo bixin wadashaqeynta ku aaddan dib u soo celinta muwaadiniinteeda sharci-darrada ku jooga waddamada Midowga […]

Sida ay muujisay xog ay soo saartay United Nations horraantii sanadkan, waxaa hadda Libya ku sugan in ka badan 900,000 oo muhaajiriin ah.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas oo dhex martay laba beelood oo walaalo ah, sababtayna khasaare nafeed. Wasaaraddu waxay cambaaraynaysaa falalka gacan ka hadalka ah ee sababay dhimasho iyo dhaawaca dadka rayidka ah. Wasaaraddu waxay ku baaqaysaa in si degdeg ah […]

BAYDHABO – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed. Guddoonka Baarlamaanka,, Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, saraakiisha hay’adda

Siyaasi Xasan shire Abgaal oo ka mid ah mucaaradka hubaysan ee Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee… Sii akhri

Taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa soo saaray amar lagu xoojinayo badqabka shacabka iyo amniga safarrada,…

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigaya hannaan doorasho oo cusub, kaas oo ku saleysan Dastuurkii Kumeel-gaarka…

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigay ciidamo iyo hub, isaga oo… Sii akhri

KISMAAYO – Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta tababar u soo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Jubaland, kuwaas oo la filayo inay ka qeyb qaataan howlaha amniga iyo xoreynta deegaannada ay ku sugan yihiin kooxaha hubeysan. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa Madaxweynaha wuxuu ciidamada kula dardaarmay […

Puntland ayaa sheegay in ay isu soo dhiibeen saddex ka mid ah kooxda burcad-badeeda ah ee haysatay markabka MV Sward… Sii akhri

WASHINGTON – Hay’adda Dembi-baarista Federaalka Mareykanka (FBI) ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacageed oo dhan ilaa $150,000 oo doolar, taas oo la siin doono qofkii keena xog lagu kalsoonaan karo oo horseedda soo qabashada iyo maxkamadeynta Saciid Cabdullaahi Ereg. Ereg ayaa loo haystaa inuu ku lug lahaa khiyaano ballaaran oo lagu lunsaday lacagihii loogu talagalay […]

KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo waxbarasho iyo tababaro heer sare ah ku soo qaatay dalkaasi. Saraakiishan ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare iyo Hoggaaminta ee Ciidanka Difaaca Rwanda, halkaas oo […

MUQDISHO – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka socday dalka Talyaaniga. Soo dhaweynta wafdiga ayaa waxaa ka qayb galay ganacsato Soomaaliyeed iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka […]

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye oo cusub kadib sannado ay ku jireen dib-u-habayn dhaqaale iyo maamul, sida uu sheegay madaxa fulinta ee Standard Chartered ee Afrika. Dalu Ajene, oo ah Madaxa Fulinta iyo Madaxa Daboolka […]

Jun 10 (Jowhar)-Garsooraha kubadda cagta Soomaaliya Cumar Cartan ayaa ku soo laabanaya gurigiisa ka dib markii loo diiday fursad uu ugu soo muuqdo Koobka Adduunka markii Dowladda Mareykanka ay ka mamnuucday inuu galo. Cartan waxaa la filayay inuu noqdo Soomaaligii ugu horreeyay ee garsoore ka noqda ciyaar Koobka Adduunka ah. Laakiin afhayeen u hadlay FIFA […]