Doorashada Israa’iil: Netanyahu oo Helay 53 Kursi, Carabtuna 19 Kursi,
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDoorashada Israa’iil ayaa dhamaatay iyadoo xisbiga Netanyahu uu helay 53 kursi, halka garabka ka soo horjeeda ee uu hoggaamiyo Gadi Eisenkot uu helay 48 kursi.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa taariikhda sameeyay waa Carabta Israa’iil oo xisbiyadooda ay doorashadan ka heleen natiijo cid kasta filan waa ku noqotay, markii ay noqdeen awoodda saddexaad ee cododka ugu badan doorashadan ka helay iyagoo gaaday 19 kursi, taasoo siinaysa awood ay ku jiheeyaan doorashada Israa’iil, dhinaca ay raacaan uu awood u yeelanayo inuu dawlad soo dhiso.
- Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, oo waxyar ka hor hadlay ayaa xisbiyada siyaasadda Israa’iil ugu baaqay inay sameeyaan wax kasta oo suurtagal ah si looga baaqsado doorasho kale, ka dib markii doorashadii shalay oo aan weli caddeyn xisbi ama garab awood u leh inuu soo dhiso dawlad cusub.
- Herzog wuxuu sheegay inuu toddobaadka soo socda ka heli doono natiijooyinka rasmiga ah ee doorashada garsooraha Maxkamadda Sare, Noam Sohlberg.
- Notify me of follow-up comments by email.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan talaabooyinka xisbiga Netanyahu ee ku aaddan dhisidda dowlad?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xisbiga Netanyahu ayaa helay 53 kursi doorashada Israa’iil.
- Garabka kale ee jeneraalka howlgabka ah uu hoggaaminayo, Gadi Eisenkot ay heleen 48 kursi.
- Carabta Israa’iil oo xisbiyadooda ay doorashadan ka heleen natiijo cid kasta filan waa ku noqotay, markii ay noqdeen awoodda saddexaad ee cododka ugu badan doorashadan ka helay iyagoo gaaday 19 kursi.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Arbaco 28 Oct 2026 {HMC} Doorashada Israa’iil; tirinta cododka ayaa u muuqata in la dhammeystiray. Wuxuu Netanyahu iyo garabkiisa oo hoggaaminaya doorashada ay haleen 53 kursi,halka garabka kale ee jeneraalka howlgabka ah uu hoggaaminayo, Gadi Eisenkot ay heleen Gadi Eisenkot 48 kursi,taasoo ka dhigtay in labada garab midkoodna helin natiijo uu guul ku sheegto iyo aqlabiyad uu dawlad ku dhisi karo.
Waxa taariikhda sameeyay waa Carabta Israa’iil oo xisbiyadooda ay doorashadan ka heleen natiijo cid kasta filan waa ku noqotay, markii ay noqdeen awoodda saddexaad ee cododka ugu badan doorashadan ka helay iyagoo gaaday 19 kursi, taasoo siinaysa awood ay ku jiheeyaan doorashada Israa’iil, dhinaca ay raacaan uu awood u yeelanayo inuu dawlad soo dhiso.
Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, oo waxyar ka hor hadlay ayaa xisbiyada siyaasadda Israa’iil ugu baaqay inay sameeyaan wax kasta oo suurtagal ah si looga baaqsado doorasho kale, ka dib markii doorashadii shalay oo aan weli caddeyn xisbi ama garab awood u leh inuu soo dhiso dawlad cusub.
Herzog wuxuu sheegay inuu toddobaadka soo socda ka heli doono natiijooyinka rasmiga ah ee doorashada garsooraha Maxkamadda Sare, Noam Sohlberg. Intaas ka dib, wuxuu la tashan doonaa dhammaan kooxaha ku jira Baarlamaanka Israa’iil si loo ogaado cidda fursad u leh inay soo dhisto dawlad cusub.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Doorashada Israa’iil ayaa dhamaatay iyadoo xisbiga Netanyahu uu helay 53 kursi, halka garabka ka soo horjeeda ee uu hoggaamiyo Gadi Eisenkot uu helay 48 kursi. Xisbiyada Carabta ayaa noqday awoodda saddexaad iyagoo helay 19 kursi.
Qodobada muhiimka ah
- Xisbiga Netanyahu ayaa helay 53 kursi doorashada Israa’iil.
- Garabka kale ee jeneraalka howlgabka ah uu hoggaaminayo, Gadi Eisenkot ay heleen 48 kursi.
- Carabta Israa’iil oo xisbiyadooda ay doorashadan ka heleen natiijo cid kasta filan waa ku noqotay, markii ay noqdeen awoodda saddexaad ee cododka ugu badan doorashadan ka helay iyagoo gaaday 19 kursi.
- Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, oo waxyar ka hor hadlay ayaa xisbiyada siyaasadda Israa’iil ugu baaqay inay sameeyaan wax kasta oo suurtagal ah si looga baaqsado doorasho kale.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka doorashada.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid xisbiyada kale oo ku jira maqaalka.
- Maqaalku ma caddeynayo saamaynta qaybinta kursiyada.
Gunaanadka akhristaha
Doorashada Israa’iil waxay keentay muuqaal siyaasadeed oo kala qaybsan iyadoo aan jirin aqlabiyad cad.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan talaabooyinka xisbiga Netanyahu ee ku aaddan dhisidda dowlad?
- Sidee ayay xisbiyada Carabta u saameyn doonaan muuqaalka siyaasadeed ee Israa’iil?
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Madaxweynaha Herzog uu soo jeedin doono si looga fogaado doorasho kale?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · netanyahu · israa · doorashada
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada