Topic
Warkasta is tracking doorashada across 8 reports from 5 sources. Recent coverage touches aadan, caalamka, and dardargelinaysa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka, The post Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya first appeared on Radio Dalsan .

MUQDISHO – Waxaa si habsami leh Xarunta Dhexe ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ugu qabsoomay kulan ballaaran oo ay ka qaybgaleen hoggaanka, masuuliyiinta iyo xubnaha Ururka, kaas oo lagu soo bandhigay musharraxa rasmiga ah ee JSP ku meteli doona doorashada Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug ee muddo-xileedka 2026–2031. Kulanka ayaa intii uu socday […]

Dhuusamareeb – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa sheegay inuusan u tartami doonin doorashada madaxtinimada Galmudug ee la filayo inay ka dhacdo maamulkaas. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad lagu xusay 66-guurada kasoo wareegtay xorriyaddii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Qoor Qoor ay

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ku dhawaaqay in uu ka haray tartanka madaxtinimada doorashada maamulka Galmudug, isaga oo sheegay… Sii akhri

Dowladda federalka ah ee Somalia ayaa bilwoday dardargelinta qorsheheeda ku aadan doorashooyinka ay ka qabanayso deegaamada…

Qoor Qoor iyo Mahad oo isfaham hordhac ah ka gaaray doorashada Galmudug Dhuusamareeb, 23 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), iyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA), Sarreeye Guuto Mahad Maxamed Salaad, ayaa isfaham hordhac ah ka gaaray wada-hadallo socday dhowr maalmood oo ku aaddan sidii loo xallin lahaa […] The post

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi. Sida ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka, Aadan Madoobe ayaa helay 88 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdicasiis Maxamed Jawaari, uu helay hal cod oo