Topic
Warkasta is tracking israa across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches iil, iiraan, and inay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweyne Erdogan ayaa ku eedeeyay Israa'iil inay wiiqayso heshiiskii dhawaan la gaaray, isagoo intaa ku daray in Turkiye "uu diyaar u yahay inuu taageero dadaal kasta oo lagu gaarayo nabad ka dhacda gobolka".

Duqeymaha Israa'iil ayaa dilay ugu yaraan 32 qof oo ku sugan Lubnaan, taasoo carqaladeyn karta wadahadallada u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ee lagu doonayo in lagu xoojiyo heshiis nabadeed.

Jun 09(Jowhar)- Ka dib dhammaadkii toddobaadka gantaallo la riday oo cabsi cusub geliyay dagaal ballaaran oo Bariga Dhexe ah, Iiraan iyo Israa’iil labaduba waxay sheegeen in dagaalkii dhex maray uu istaagay. Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in “dabka dhinacaas ka dhacay la xakameeyay” saacado yar ka dib markii Tehran ay ku dhawaaqday inay [

Warbaahinta Mareykanka ayaa werisay in si loo xakameeyo xiisadda, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu la hadlay Raysalwasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu.
Israa’iil ayaa qaaday weeraro aargoosi ah oo ka dhan ah Iiraan, kaddib markii xalay Tehran ay weeraro lama filaan ah… Sii akhri