Topic
Warkasta is tracking ciidan across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches puntland, boosaaso, and eritrea, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska, kuwaas oo tababarro ku qaatay… Sii akhri
Dowladda Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inay qorshaynayso inay magaalada Boosaaso ka dhigato xarun muhiim u ah howlgalladeeda militari ee ka socda Soomaaliya, gaar ahaan hawlgallada badda iyo kuwa ka dhanka ah kooxaha hubeysan ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad.

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Mas’uuliyiinta Dowladda Niger ayaa soo bandhigay hub iyo qalab ciidan oo tiro badan, kuwaas oo laga qabsaday askartii ku lug lahayd Afgambigii dhicisoobay. Mas’uuliyiinta Niger ayaa soo bandhigay hub iyo qalab ciidan oo tiro badan, kuwaas oo laga qabsaday askartii ku lug lahayd kacdoonkii dhicisoobay ee toddobaadkii hore. Rabshadaha ayaa […] The post Mas’uuliyiinta Nig

Hadalladan ayaa yimid ka dib markii Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed uu sheegay in TPLF ay la kaashanayso Eritrea si ay dagaal ugu bilaabaan dowladda Itoobiya.

Booliska gobalka Mudug ee Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay baabuur Noahah oo waday 250 tuute ah oo ka… Sii akhri

War-saxaafadeed xalay ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in aysan jirin ciidan la yiraahdo PSF oo si sharci ah… Sii akhri

Ciidan sheegay in ay ka tirsan yihiin daraawiishta Puntland oo mushaar la’aan ka gadoodsan ayaa maanta xirtay laamiga dheer, gaar… Sii akhri