Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dowladda oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee Lagu Qaaday Dekedda Damiietta ee Dalka Masar
Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee lagu bartilmaameedsaday Dekedda Damiietta ee Jamhuuriyadda Carabta Masar 29-kii Luulyo 2026, kaas oo sababay dab ka kacay laba markab isla markaana halis geliyay kaabeyaasha muhiimka ah ee dekedda. Dowladda Soomaaliya waxay garab taagan tahay Jamhuuriya

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee lagu bartilmaameedsaday Dekedda Damiietta ee Jamhuuriyadda Carabta Masar 29-kii Luulyo 2026, kaas oo sababay dab ka kacay laba markab isla markaana halis geliyay kaabeyaasha muhiimka ah ee dekedda.
Dowladda Soomaaliya waxay garab taagan tahay Jamhuuriyadda Carabta Masar dadaallada ay ugu jirto la tacaalidda khatartaan, waxayna walaac xooggan ka muujinaysaa weerarrada halista ku ah xorriyadda isu socodka maraakiibta iyo xasilloonida guud ee gobolka.
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale adkeyneysaa mowqifkeeda adag ee ka dhanka ah argagixisada nooc kasta oo ay tahay, waxayna cambaareyneysaa falalka sii hurinaya xiisadaha gobolka ee khatarta ku ah nabadda, amniga, iyo barwaaqada shacabka gobolka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.