Topic
Warkasta is tracking masar across 9 reports from 7 sources. Recent coverage touches soomaaliya, argagixiso, and arrimaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Qaahira (Raxanreeb Online)Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar kaga qaybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee International AirShow, kaas oo ay isugu yimaadaan wasiirrada gaadiidka iyo duulista, madaxda duulista rayidka ah iyo masuuliyiinta hay’adaha maamulka hawada iyo duulimaadyad

El Alamein, Masar – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar kaga qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee International AirShow, oo ay isugu yimaadaan wasiirrada gaadiidka iyo duulista, madaxda duulista rayidka ah iyo masuuliyiinta hay’adaha maamula hawada iyo duulimaadyada. Intii

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Masar ayaa Soomaaliya ka codsatay in la dardargeliyo dadaallada lagu sii daynayo badmaaxiinta Masaarida ah ee lagu hayo meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya, iyadoo sidoo kale adkaysay taageerada ay u hayso midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya. Arrintan ayaa ka soo baxday kulan magaalada Qaahira ku dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga […] The po

08-(Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cali , ayaa kulan ku saabsan sii xoojinta xiriirka labada dal la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar Badr Abdelatty. Kulanka ayaa dhacay intii uu socday Kalfadhiga 166-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carab

Qaahira (Caasimada Online) — Dowladda Masar ayaa Soomaaliya ka dalbatay inay xoojiso dadaallada lagu soo deynayo siddeed badmaax oo u dhashay Masar, kuwaas oo muddo bilo ah lagu haysto markab ku sugan xeebaha Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Masar Badr Abdelatty ayaa arrintan kala hadlay dhiggiisa Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali, xilli ay Isniintii ku kulmeen Qaahira, […] The post Mas

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC} Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohammed bin Salman ayaa Khamiistii adkeeyay baahida loo qabo in la dejiyo xiisadaha ka jira gobolka si loo ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida, xilli ay jiraan carqalado saameynaya amniga tamarta, silsiladaha sahayda iyo ganacsiga. Labada hoggaamiye ayaa yeeshay wadahadal telefoon oo ay kaga wada […]
QAAHIRA – Dowladda Masar ayaa xoojisay dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu doonayo in lagu sii daayo siddeed badmaax oo u dhashay dalkaas, kuwaas oo lagu haysto markab shidaal oo ku sugan…

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku yeeshay, iyagoo diiradda saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo isbeddelada amni ee ka dhacaya gobolka Geeska Afrika, wuxuuna dhiggiisa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee dowladda Masar ay la garab taagan tahay Soomaaliya, islam

Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee lagu bartilmaameedsaday Dekedda Damiietta ee Jamhuuriyadda Carabta Masar 29-kii Luulyo 2026, kaas oo sababay dab ka kacay laba markab isla markaana halis geliyay kaabeyaasha muhiimka ah ee dekedda. Dowladda Soomaaliya waxay garab taagan tahay Jamhuuriya