Dowladda Oo Sheegtay In Dakhliga Gudaha Laba Jibaarmay Afar Sano Gudahood
Waxa dhacay
30 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dakhliga gudaha uu laba jibaarmay afartii sano ee u dambeysay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Maaliyadda, Biixi Iimaan Cige, ayaa kororka u sababeeyey hirgelinta nidaamka canshuuraha SOMCAS, adeegyada canshuuraha dhijitaalka ah iyo dib-u-habeynta maamulka maaliyadda guud.
- Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowlad-goboleedyadu heleen taageeradii maaliyadeed ee ugu badnayd intii lagu jiray sannadkii 2025.
- Wuxuu tilmaamay in dowladda federaalku ay doonayso in dakhliga iyo kheyraadka qaranka loo adeegsado xoojinta adeegyada bulshada ee gobollada dalka.
- Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay inaysan qaadan deyn cusub tan iyo markii Soomaaliya loo dhammeystiray barnaamijka deyn-cafinta.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dakhliga gudaha uu laba jibaarmay afartii sano ee u dambeysay.
Wasiirka Maaliyadda, Biixi Iimaan Cige, ayaa kororka u sababeeyey hirgelinta nidaamka canshuuraha SOMCAS, adeegyada canshuuraha dhijitaalka ah iyo dib-u-habeynta maamulka maaliyadda guud.
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowlad-goboleedyadu heleen taageeradii maaliyadeed ee ugu badnayd intii lagu jiray sannadkii 2025.
Wuxuu tilmaamay in dowladda federaalku ay doonayso in dakhliga iyo kheyraadka qaranka loo adeegsado xoojinta adeegyada bulshada ee gobollada dalka.
Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay inaysan qaadan deyn cusub tan iyo markii Soomaaliya loo dhammeystiray barnaamijka deyn-cafinta.
Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay inay diyaarinayso istiraatiijiyad iyo sharciyo lagu nidaaminayo amaah kasta oo mustaqbalka loo qaato horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.
xogta la shaaciyey kuma jirin jadwal muujinaya dakhliga sannad kasta, ilaha kororka ama lacagaha la gaarsiiyey dowlad-goboleed kasta.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sano · jibaarmay · sheegtay
Sii akhri
- Pakistan oo duqeymo ka fuliyay Afghanistan, iyadoo Kabul ay sheegtay dhimashada Haween iyo Carruur
Goobjoog Somali
- Mustafe Cagjar oo dib loogu doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka
Caasimada Online
- Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya
Shabelle Media