Topic
Warkasta is tracking sano across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches dambi, diplomacy, and muddo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Falalka burcad-badeedda ee ka dhacaya xeebaha Soomaaliya ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyey muddo toban sano ah, iyadoo tan iyo dabayaaqadii bishii Abriil la diiwaangeliyey siddeed afduub oo loo geystay maraakiib ganacsi iyo doonyo marayey biyaha Geeska Afrika.
Ku dhowaad 30 sano kadib dilkii fannaankii caanka ahaa ee hip-hop-ka Tupac Shakur, maxkamad ku taalla gobolka Nevada ee dalka Mareykanka ayaa Duane “Keffe D” Davis, oo 63 jir ah, ku heshay dambi ah inuu door ku lahaa dilka fannaanka

Addis Ababa (WDN) – Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabay diyaarinta qorshaha lagu wareejinayo mas’uuliyadda amniga ciidamada Soomaaliyeed, taas oo calaamad u ah wejiga ugu dambeeya ee hawlgal muddo ku dhow labaatan sano laf-dhabar u ahaa amniga Soomaaliya. Qorshahan ayaa saldhig u ahaa kulan ka dhacay... The post AUSSOM oo Bilowday Qo

Dowaladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska ay shalay ka mid noqdeen saraakiil ka qalinjabisay… Sii akhri

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa. The post Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha first appeared on Radio Dalsan .