Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dowladda Somalia oo ka hadashay duqaymo ka dhacay Shabeellaha Hoose.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeymo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya…

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeymo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeymo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ka fuliyeen deegaannada Tawakal, Nuun Garre iyo Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi lagu dilay 27 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab , halka tiro kale lagu dhaawacay. Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in duqeymaha lagu burburiyay gaadiid, hub, saanad ciidan iyo fariisimo ay kooxdaasi ku lahayd goobaha la beegsaday.
Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa xustay in howlgalka uu qayb ka yahay dadaallada lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab, iyadoo carrabka ku adkaysay in la sii xoojin doono howlgallada ka socda deegaannada ay kooxdu ku sugan tahay.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.