Topic
Warkasta is tracking dhacay across 17 reports from 4 sources. Recent coverage touches garoowe, shil, and baydhabo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Hal qof ayaa ku dhintay shil gaari oo maanta ka dhacay dhanka bari ee magaalada Garoowe, gaar ahaan aaga loo… Sii akhri

Hal qof ayaa ku dhintay shil gaari oo maanta ka dhacay dhanka bari ee magaalada Garoowe, gaar ahaan aaga loo… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeymo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya…

Ilaa 5 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe,… Sii akhri

Jun 22(Jowhar)- Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay 66 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax ka dhacay xarunta Gaaska ugu weyn ee dalka Qatar. Goobta ugu weyn ee lagu farsameeyo gaaska dabiiciga ah (LNG) ee magaalada ayaa waxaa soo gaaray cillad farsamo oo ka dhacay aagga warshadaha ee Ras Laffan habeenimadii Axadda, […]

Wararka ka imanaya deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal beeleed maanta halkaas ka dhacay ay ku dhinteen… Sii akhri

BAYDHABO – Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu dagaal culus ka dhacay meel aan ka fogeyn magaalada, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaasi, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen). Dagaalka ayaa la sheegay inuu billowday [&

Ciidamo taageersan Laftagareen ayaa caawa weerar ku soo qaaday magaalada Baydhabo, kuwaas oo xilligan oo saqdii dhexe ka dagaalamaya gudaha… Sii akhri

Kooxo burcad-badeed hubeysan ayaa weerarro ku qaaday laba markab oo ganacsi oo marayay marin-biyoodka Gacanka Cadmeed…

Jun 16 (Jowhar)Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhimatay 5 kalana waa ay ku dhaawacantay kadib shil gaari oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay wadada isku xirta magaalada Muqdisho Iyo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Shilkan oo ka dhashay gaari nooca Surf ah Iyo Mooto Bajaaj oo isku dhacay ayaa la sheegay in dhammaan […]

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey weerar maanta ka dhacay xaafadda Goleey…

Hal qof ayaa ku dhintay, shan kalana waa ku dhaawacantay shil gaari oo saaka ka dhacay deegaanka Cawsane ee gobolka… Sii akhri

Jun 09(Jowhar)-Dhulgariir weyn oo cabirkiisu yahay 7.8 magnitude oo ka dhacay jasiiradda koonfureed ee Mindanao ee Filibiin ayaa tirada dhimashada la xaqiijiyay gaarsiiyay ugu yaraan 32 qof, sida ay sheegeen saraakiisha masiibooyinka, iyadoo Manila ay xoojisay dadaallada raadinta iyo samatabbixinta isla markaana ay qiimaysay burburka baahsan. Dhulgariirku oo ku filan inuu digniino tsunami ah ka [&

Muqdisho – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku faahfaisay khasaaraha ka dhashay dhacdooyinkii amni ee ka dhacay magaalada Muqdisho 3-dii iyo 4-tii Juun 2026. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in xogta laga ururiyay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee caasimadda ay muujineyso in 55 qof ay ku [R

Muqdisho – Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaan u dhexeeya degmooyinka Gubadleey iyo Warsheekh, kaddib markii ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaareen halkaasi, iyagoo sheegay inay wadaan howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah. Sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah, dagaalka ayaa u dhexeeya […
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhintay, tiro ka badan tobanna waa ku dhaawacantay shil gaari oo galabta ka dhacay… Sii akhri

Muqdisho – Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen xubno mucaarad ah kaga hadlay xaaladda amni iyo dagaalladii dhawaan ka dhacay Muqdisho. Xildhibaanka ayaa si kulul u dhaliilay dowladda uu hoggaamiyo Hassan Sheekh Mxamuud, isagoo sheegay in aanay jirin cid awood qabiil ku sheegan […]