Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay Qaladkii Gudoomiyaha Golahaha Shacabka uu ka galay Dalka Qubrus.
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeysay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya ee arrinta Qubrus uusan waxba iska beddelin. Warsaxaafadeedka ayaa yimid saddex maalmood kadib markii Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu uga mahadceliyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyiga Qubrus, Ziya Öztürkler, h
Waxa muhiimka ah
- Jimco , 21 August 2026 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeysay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya ee arrinta Qubrus uusan waxba iska beddelin.
- Warsaxaafadeedka ayaa yimid saddex maalmood kadib markii Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu uga mahadceliyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyiga Qubrus, Ziya Öztürkler, hambalyo uu […] The post Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay Qaladkii Gudoomiyaha Golahaha Shacabka uu ka galay Dalka Qubrus.
- appeared first on HMC Somalia News .

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeysay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya ee arrinta Qubrus uusan waxba iska beddelin. Warsaxaafadeedka ayaa yimid saddex maalmood kadib markii Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu uga mahadceliyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyiga Qubrus, Ziya Öztürkler, hambalyo uu u diray kadib doorashadiisa.
Fariinta Guddoomiyaha markii hore waxaa lagu baahiyay bogga Golaha Shacabka, balse hadda waa laga saaray, inkastoo ay weli ku jirto barta gaarka ee X uu ku leeyahay guddoomiyaha.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxaa ay hadda sheegtay in fariintaasi aysan ka tarjumayn siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, isla markaana Soomaaliya aysan aqoonsanayn maamulka Waqooyiga Qubrus.
Waxay sidoo kale dib u xaqiijisay in Soomaaliya taageersan tahay madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Qubrus.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.