Topic
Warkasta is tracking shacabka across 8 reports from 5 sources. Recent coverage touches golaha, guddoomiyaha, and aljeeriya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa magacaawday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddigan oo ka kooban 9-xubnood, ayaa loo xushay in ay maamulaan habsami-u-socodka doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, si loo xaqiijiyo hufnaan, daahfurnaan iyo ku dhaqan

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta lahaa ee bas kaas oo ka dhacay meel u dhow magaalada Boumerdes maaliintii Jimcaha aheyd, Shilkaas oo sababay dhimashada ugu yaraan 25 qof iyo dhaawaca tobannaan kale. Dowladda Soomaaliya waxay la qeybsaneysaa murugada qoysaska ay ehella

Guddoomiyaha Kmg ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi Xildhibaano ah oo ay hoggaamineyso ayaa gaartay Magaalada Baydhabo ee caasimadda Kmg ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, waxaana garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyey Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nu

Duqa degmada Garoowe Cabdulqaadir Axmed Tuurre, oo ka hadlayey mashaariic laga xarig jaray Magaalada Caasimadda ah…

MUQDISHO – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Aadan Madoob

Jun 20 (Jowhar)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hogaamiyaha Koofurgalbeed Sheekh Aadan

Madoobe oo xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka ku wareejiyay Sacdiya Muqdisho, 20 Juun 2026 – Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, oo si ku meel gaar ah u sii hayn doonta xilka ilaa laga […] The post Madoobe oo

Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee ay ku guuleysteen dhinacyada taageersan Villa Somalia ayaa durba indhaha u…