Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dowladda Soomaaliya oo qatar la saxiixday Heshiis Dib u dhis ah .
Khamiis 27 Aug 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Qatar kala heshiisay taageero la xiriirta dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, iyadoo heshiis is-afgarad ah (MoU) la filayo in dhawaan lala saxiixdo Qatar Leadership Centre (QLC). QLC waa xarun ku taalla Doha oo diiradda saarta horumarinta hoggaamiyeyaasha, tababarka madaxda iyo sare u qaadista awoodda hay’adaha dowladda. Xaruntu waxay [R
Waxa muhiimka ah
- Khamiis 27 Aug 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Qatar kala heshiisay taageero la xiriirta dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, iyadoo heshiis is-afgarad ah (MoU) la filayo in dhawaan lala saxiixdo Qatar Leadership Centre (QLC).
- QLC waa xarun ku taalla Doha oo diiradda saarta horumarinta hoggaamiyeyaasha, tababarka madaxda iyo sare u qaadista awoodda hay’adaha dowladda.
- Xaruntu waxay […] The post Dowladda Soomaaliya oo qatar la saxiixday Heshiis Dib u dhis ah .

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Khamiis 27 Aug 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Qatar kala heshiisay taageero la xiriirta dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, iyadoo heshiis is-afgarad ah (MoU) la filayo in dhawaan lala saxiixdo Qatar Leadership Centre (QLC).
QLC waa xarun ku taalla Doha oo diiradda saarta horumarinta hoggaamiyeyaasha, tababarka madaxda iyo sare u qaadista awoodda hay’adaha dowladda. Xaruntu waxay bixisaa barnaamijyo loogu talagalay madaxda sare, shaqaalaha dowladda iyo hoggaamiyeyaasha soo kacaya.
Heshiiskan ayaa muhiim u noqon kara dhisidda Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, taas oo noqon karta xarun lagu horumariyo xirfadaha hoggaamineed, maamulka dowliga ah iyo tayada shaqaalaha hay’adaha dowladda, iyadoo qayb ka noqonaysa ajandaha isbeddelka qaran ee Soomaaliya.
The post Dowladda Soomaaliya oo qatar la saxiixday Heshiis Dib u dhis ah . appeared first on HMC Somalia News .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.