Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dowladda Turkiga oo Soomaaliya u kordhisay diyaaradaha dagaalka…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya u kordhisay taageerada dhinaca diyaaradaha dagaalka, xilli dalka uu ka taagan yahay muran siyaasadeed iyo amni oo sii xoogeysanaya. Arrintan ayaa ku soo aaday xilli Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ay dowladda Federaalka ku eedeynayaan tallaabooyin ay ku... The post D
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u kordhisay taageerada diyaaradaha dagaalka xilli muran siyaasadeed iyo amni uu ka taagan yahay dalka.
Maxaa la shaaciyey
- Dowladda Turkiga ayaa kordhisay taageerada milatari ee Soomaaliya, gaar ahaan diyaaradaha dagaalka.
- Taageeradan ayaa ku soo beegmaysa xilli Puntland iyo mucaaradka ay dowladda Federaalka ku eedeynayaan tallaabooyin hal dhinac ah.
- Mucaaradka iyo Puntland ayaa walaac ka muujinaya sida loo adeegsan karo awoodaha cusub ee milatari.
Macnaha guud
Dowladda Turkiga ayaa taageero milatari siineysa Soomaaliya xilli ay jiraan khilaafaad siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo maamul-goboleedyada.
“Haddii taageerada diyaaradaha dagaalka ay sii ballaarato, ay wax ka beddeli karto awoodda ciidan ee dowladda Federaalka.”
Sababta ay muhiim u tahay: Taageerada Turkiga waxay saameyn ku yeelan kartaa xaaladda amni ee Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya u kordhisay taageerada dhinaca diyaaradaha dagaalka, xilli dalka uu ka taagan yahay muran siyaasadeed iyo amni oo sii xoogeysanaya.
Arrintan ayaa ku soo aaday xilli Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ay dowladda Federaalka ku eedeynayaan tallaabooyin ay ku tilmaamayaan kuwo hal dhinac ah, gaar ahaan kuwa la xiriira siyaasadda, amniga iyo diyaar-garowga doorashooyinka.
Taageerada milatari ee Turkiga ayaa qeyb ka ah xiriirka iskaashi ee labada dal, iyadoo Soomaaliya ay muddooyinkii dambe si weyn u xoojisay awoodda ciidamadeeda cirka iyo dhulka.
Dhinaca kale, mucaaradka iyo Puntland ayaa walaac ka muujinaya sida loo adeegsan karo awoodaha cusub ee milatari, xilli ay jiraan khilaafaad siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamul-goboleedyada iyo siyaasiyiinta dalka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.