Topic
Warkasta is tracking dagaalka across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches soomaaliya, dambeeyay, and dhexe, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jimco, 4 Seb 2026 {HMC} – Qorista ciidamo ajaanib ah iyo shabakadaha taageerada dibadda ayaa sii hurinaya dagaalka Suudaan, iyagoo xoojinaya awoodda milatari ee dhinacyada dagaallamaya, isla markaana suuragelinaya hawlgallo milatari oo sii casriyeynaya, kuwaas oo cawaaqib xun ku yeeshay dadka rayidka ah, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay maanta soo saartay Howlgalka Madaxa-bannaan […] T

Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaal… Sii akhri

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya u kordhisay taageerada dhinaca diyaaradaha dagaalka, xilli dalka uu ka taagan yahay muran siyaasadeed iyo amni oo sii xoogeysanaya. Arrintan ayaa ku soo aaday xilli Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ay dowladda Federaalka ku eedeynayaan tallaabooyin ay ku... The post D

Talaado 25 Aug 2026 {HMC} Mareykanka ayaa diblomaasiyiintii uu ka saaray inta uu socday dagaalka Iiraan dib ugu celinaya safaaradaha ku yaalla dalalka Bariga Dhexe, sida ay shaacisay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka. Ma cadda inay tani ku filantahay Mareykanka inuu soo afjarayo dagaalka Iiraan, maaddama uu hadda dib u celinayo diblomaasiyiinta iyo qoysaskooda horey looga […] The post Marey