Dumar maandooriye gelin rabay xabsiga dhexe ee Xamar oo la qabtay
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Lix dumar ah ayaa gacanta ku dhigay Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyaga oo isku dayay in ay maandooriye halis ah ku soo gelinayaan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- War-saxaafadeedka kasoo baxay Taliska Ciidanka Asluubta ayaa lagu sheegay in muddo dheer lagu raadjoogay shabakaddan, isla markaana ugu dambeyn gacanta lagu soo dhigay, waxaana haatan ku socda baaritaanno dheeraad ah, si looga qaado tallaabo sharci waafqsan.
- Eedeysanayaashaoo muddo dheer lagu raad-joogay ayaa u gu dambeyn la qabtay iyaga oo kaniiniyo ku dhex qariyay raashinka loo geeyo maxaabiista maalinta booqashada.
- “Maandooriyahaan ayaa lagu qabtey shabakad ka macaashta maandooriyaha lagu harqiyo dhalinyarada soomaaliyeed oo labadii bilood ee ugu dambaysay uu ku raad joogey Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ugu dambayn gacanta ku dhigey, xili ay eedeysanayaasha kaniiniyaal ku soo qariyeen raashiinka loo geeyo maxaabiista maalinta booqashada ehellada maxaabiista.
- Lixda eedeysane ee soo gacan galay ayaa isugu jira dad ehellada maxaabiista ah iyo kuwa qaab been abuur ehelnimo sheeganaya ku booqda gudaha xabsiga, kuwaas oo ku mideysnaa shabakaddaan ka macaashta maandooriyaha la geliyo Xabsiga Dhexe ee Xamar.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed si loola dagaallamo ka ganacsiga maandooriyaha gudaha xabsiyada, taas oo khatar weyn ku ah amniga bulshada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan eedeymaha gaarka ah ee la soo oogayo eedeysanayaasha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dumar la qabtay ayaa ka mid ahaa shabakad muddo dheer lagu raadjoogay.
- Maandooriyahaan ayaa lagu qabtey shabakad ka macaashta maandooriyaha lagu harqiyo dhalinyarada soomaaliyeed oo labadii bilood ee ugu dambaysay uu ku raad joogey.
- Waxaa Sidoo kale lagu raadjoogaa shabakado kale oo la tuhunsanyahay inay ku lug leeyihiin ka macaashka maandooriyaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta gacanta ku dhigay lix dumar ah oo maandooriye halis ah gudaha u gelin rabay Xabsiga Dhexe ee Xamar, iyaga oo ku dhex-qarxiyay raashinka loo geeyay maxaabiista ku xiran xabsiga.
War-saxaafadeedka kasoo baxay Taliska Ciidanka Asluubta ayaa lagu sheegay in muddo dheer lagu raadjoogay shabakaddan, isla markaana ugu dambeyn gacanta lagu soo dhigay, waxaana haatan ku socda baaritaanno dheeraad ah, si looga qaado tallaabo sharci waafqsan.
Eedeysanayaashaoo muddo dheer lagu raad-joogay ayaa u gu dambeyn la qabtay iyaga oo kaniiniyo ku dhex qariyay raashinka loo geeyo maxaabiista maalinta booqashada.
“Maandooriyahaan ayaa lagu qabtey shabakad ka macaashta maandooriyaha lagu harqiyo dhalinyarada soomaaliyeed oo labadii bilood ee ugu dambaysay uu ku raad joogey Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ugu dambayn gacanta ku dhigey, xili ay eedeysanayaasha kaniiniyaal ku soo qariyeen raashiinka loo geeyo maxaabiista maalinta booqashada ehellada maxaabiista. Maandooriyaha la qabtey ayaa u badnaa kaniiniyaal daroogo ah oo aad u tira badan,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Ciidanka Asluubta.
Lixda eedeysane ee soo gacan galay ayaa isugu jira dad ehellada maxaabiista ah iyo kuwa qaab been abuur ehelnimo sheeganaya ku booqda gudaha xabsiga, kuwaas oo ku mideysnaa shabakaddaan ka macaashta maandooriyaha la geliyo Xabsiga Dhexe ee Xamar.
Soo qabashada haweenkan ayaa timid kaddib markii wax laga beddelay habraaca booqashooyinka Xabsiga Dhexe, taas oo suuragelisay in la ogaado xogta la xiriirta shabakaddan ku howlan gudninta maandooriyaha.
“Kadib wax ka beddelkii lagu sameeyey habraaca booqashada maxaabiista ayaa waxaa suura gashey in waaxda adeegga dadweynaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo kaashanaysa waaxda dabagalka dembiyada Ciidanka Asluubta in ay si dhab ah u ogaadaan xogta ehellada maxaabiista iyo kuwa ka been abuurta oo sheegta inay ka mid yihiin ehellada maxaabiista iyadoo ujeedku yahay gudbinta waxyaabaha maandooriyaha,” ayaa mar kale lagu yiri bayaanka.
Ugu dambeyn, Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku wareejiyey eedeysanayaasha iyo marag muujintooda Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed si loo horgeeyo sharciga. Waxaa Sidoo kale lagu raadjoogaa shabakado kale oo la tuhunsanyahay inay ku lug leeyihiin ka macaashka maandooriyaha sida kotorobaan ah loo geliyo gudaha Xabsiga Dhexe.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Lix dumar ah ayaa gacanta ku dhigay Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyaga oo isku dayay in ay maandooriye halis ah ku soo gelinayaan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Lix dumar ah ayaa gacanta ku dhigay Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyaga oo isku dayay in ay maandooriye halis ah ku soo gelinayaan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.
- Dumar la qabtay ayaa ka mid ahaa shabakad muddo dheer lagu raadjoogay.
- Maandooriyahaan ayaa lagu qabtey shabakad ka macaashta maandooriyaha lagu harqiyo dhalinyarada soomaaliyeed oo labadii bilood ee ugu dambaysay uu ku raad joogey.
- Waxaa Sidoo kale lagu raadjoogaa shabakado kale oo la tuhunsanyahay inay ku lug leeyihiin ka macaashka maandooriyaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya eedeysanayaasha ama wakiiladooda.
- Faahfaahin ku saabsan maandooriyayaasha gaarka ah ee la qabtay lama bixiyo.
- Maqaalku ma caddeynayo xaaladda sharciga ama talaabooyinka xiga ee eedeysanayaasha.
Gunaanadka akhristaha
Qabashada haweenkan waxay muujinaysaa caqabadaha ka ganacsiga maandooriyaha ee xarumaha xabsiga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan eedeymaha gaarka ah ee la soo oogayo eedeysanayaasha?
- Sidee bay u socon doontaa baaritaanka shabakadaha kale ee la tuhunsan yahay?
- Maxay yihiin isbeddelada lagu sameeyay habraacyada booqashada ee keenay qabashadaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed si loola dagaallamo ka ganacsiga maandooriyaha gudaha xabsiyada, taas oo khatar weyn ku ah amniga bulshada.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dumar · xabsiga · maandooriye
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada