Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay maandooriye
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa qabtay maandooriye aad u tiro badan oo loogu talagalay maxaabiista inta lagu guda jiro booqashooyinka ehellada.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kadib wax kabedelkii lagu sameeyey habraaca Booqashada maxaabiista ayaa waxaa Suura gashey in waaxda Adeega Dadweynaha Ciidanka Asluubta soomaaliyeed oo kaashanaysa waaxda dabagalka Dembiyada Ciidanka Asluubta in ay si dhab ah u ogaadaan Xogta ehellada Maxaabiista iyo kuwa ka been abuurta oo sheegta inay ka mid yihii ehellada Maxaabiista iyadoo ujeedku yahay gudbinta waxyaabaha Maandooriyaha ah.
- Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku wareejiyey eedeysanayaasha iyo marag muujintooda Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed si loo horgeeyo sharciga.
- Waxaa gacanta lagu dhigey eedeysanayaal gaaraaya 6 dumar ah oo dhamaantoodna ka ku howlanaa sidii maandooriyahaan Xabsiga lagu geyn lahaa.
- Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku raadjoogaa Shabakado kale oo la tuhunsanyahay inay ku lug leeyihiin ka macaashka Maandooriyaha.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dhibaatooyinka socda ee ka ganacsiga maandooriyaha ee xabsiyada Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta badbaadada iyo dib-u-habeynta maxaabiista.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay noocyada gaarka ah ee maandooriyaha la qabtay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Waxaa gacanta lagu dhigey eedeysanayaal gaaraaya 6 dumar ah oo dhamaantoodna ka ku howlanaa sidii maandooriyahaan Xabsiga lagu geyn lahaa.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Maandooriyahaan ayaa lagu qabtey Shabakad ka macaashta Maandooriyaha lagu harqiyo Dhalinyarada soomaaliyeed oo labadii bilood ee ugu dambaysay uu ku raad joogey Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ugu dambayn gacanta ku dhigey xili ay eedeysanayaasha kaniiniyaal ku soo qariyeen Raashiinka loogeeyo maxaabiista maalinta Booqashada ehellada maxaabiista. Maandooriyaha la qabtey ayaa u badnaa kaniiniyaal daroogo ah oo aad u tira badan
Waaxda Dabagalka Dembiyada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo kaashanaysa Taliyaha Xabsiga Dhexe iyo Saraakiisha maamusha Xabsiga Dhexe ayaa ku raad joogey shabakaddaan isku xiran oo isugu jirta Maxaabiis iyo Dad ehellada maxaabiista ah iyo kuwa qaab been abuur ehelnimo sheeganaaya ku booqda gudaha Xabsiga kuwaas oo ku mideysnaa shabakaddaan ka macaashta maandooriyaha la geliyo Gudaha xabsiga
Waxaa gacanta lagu dhigey eedeysanayaal gaaraaya 6 dumar ah oo dhamaantoodna ka ku howlanaa sidii maandooriyahaan Xabsiga lagu geyn lahaa
Kadib wax kabedelkii lagu sameeyey habraaca Booqashada maxaabiista ayaa waxaa Suura gashey in waaxda Adeega Dadweynaha Ciidanka Asluubta soomaaliyeed oo kaashanaysa waaxda dabagalka Dembiyada Ciidanka Asluubta in ay si dhab ah u ogaadaan Xogta ehellada Maxaabiista iyo kuwa ka been abuurta oo sheegta inay ka mid yihii ehellada Maxaabiista iyadoo ujeedku yahay gudbinta waxyaabaha Maandooriyaha ah.
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku wareejiyey eedeysanayaasha iyo marag muujintooda Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed si loo horgeeyo sharciga. Waxaa Sidoo kale lagu raadjoogaa Shabakado kale oo la tuhunsanyahay inay ku lug leeyihiin ka macaashka Maandooriyaha sida kotorobaan ah loo geliyo Gudaha Xabsiyada Dhexe
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa qabtay maandooriye aad u tiro badan oo loogu talagalay maxaabiista inta lagu guda jiro booqashooyinka ehellada. Waxaa gacanta lagu dhigey 6 dumar ah oo ku lug leh shabakadda ka ganacsiga maandooriyaha.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa qabtay maandooriye loogu talagalay maxaabiista inta lagu guda jiro booqashooyinka ehellada.
- Waxaa gacanta lagu dhigey eedeysanayaal gaaraaya 6 dumar ah oo dhamaantoodna ka ku howlanaa sidii maandooriyahaan Xabsiga lagu geyn lahaa.
- Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku raadjoogaa Shabakado kale oo la tuhunsanyahay inay ku lug leeyihiin ka macaashka Maandooriyaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid eedeysanayaasha ama wakiiladooda.
- Faahfaahinta ku saabsan saamaynta ballaaran ee shabakadda ka ganacsiga maandooriyaha lama faahfaahin.
Gunaanadka akhristaha
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa si firfircoon u shaqeynaya si ay u la dagaallamaan ka ganacsiga maandooriyaha gudaha nidaamka xabsiga.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay noocyada gaarka ah ee maandooriyaha la qabtay?
- Ma jiraan wax qabashooyin dheeraad ah oo la filayo in lagu sameeyo baaritaanka?
- Waa maxay tallaabooyinka la qaadi doono si loo xakameeyo ka ganacsiga maandooriyaha mustaqbalka ee xabsiyada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dhibaatooyinka socda ee ka ganacsiga maandooriyaha ee xabsiyada Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta badbaadada iyo dib-u-habeynta maxaabiista.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · asluubta · gacanta · ciidanka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Taliyaha Ciidanka Itoobiya oo Masar ku eedeeyay inay taageero militari iyo mid saadka ah siiso TPLF
Shabelle Media
- Dumar maandooriye gelin rabay xabsiga dhexe ee Xamar oo la qabtay
Caasimada Online
- Madaxweynaha dalka mudane xasan oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka
Jowhar