Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Faransiiska oo gaaray afar dhammaadka Koobka Adduunka
Xulka qaranka Faransiiska ayaa gaaray afar dhammaadka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu u awood sheegtay xulka Marooko oo ahaa… Sii akhri

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Xulka qaranka Faransiiska ayaa gaaray afar dhammaadka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu u awood sheegtay xulka Marooko oo ahaa kan keliya ee wareegga siddeed dhammaadka ku matalayay qaarada Afrika.
Xulka Faransiiska wuxuu uga adkaaday Marooko 2-0, waxaana goolasha qaybtii dambe ee ciyaarta u dhaliyay weeraryahanada Mbappe iyo Dembele.
Koobka Adduunka waxaa hadda isugu soo haray lix xul oo ka socda qaarada Yurub iyo Argentina oo difaacanaysa koobka, maadaama ay qaaday kii 2022.
Faransiiska oo Koobkii Adduunka ee 2018 ku guuleystay, islamarkaana kii 2022 gaaray kama dambaysta ayaa sanadkana ka mid ah xulal loo saadaalinayo in ay guuleystaan tartankan.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.