Topic
Warkasta is tracking koobka across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches adduunka, 2026, and afar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka The post Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026 first appeared on Radio Dalsan .

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala duwan oo magaalada ah si wadajir ah ugu daawadeen ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka. Dhallinyaro, qoysas iyo taageerayaal kubadda cagta ah ayaa isugu soo baxay goobihii lagu baahinayey ciyaarta, iyagoo muujinayey xiisaha iyo […]

Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu hal iyo eber kaga adkaatay xulka… Sii akhri

Xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareegga afar dhammaadka ee Koobka Adduunka, kaddib markii uu saddex gool iyo hal kaga adkaatay… Sii akhri

Xulka qaranka Faransiiska ayaa gaaray afar dhammaadka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu u awood sheegtay xulka Marooko oo ahaa… Sii akhri