Topic
Warkasta is tracking Maxamed Cabdullaahi Farmaajo across 9 reports from 5 sources. Recent coverage touches Muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo la sheegay in diiradda lagu saaray mideynta aragtidooda siyaasadeed. Kulankan ayaa imanaya xilli ay Soomaaliya ka taagan yihiin khilaafaad siyaasadeed oo la xiriira hannaanka doorashooyinka, wax-ka-beddelka dastuurka iyo mustaqbalk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si adag uga hadlay khasaaraha ciidamada Xoogga dalka kasoo gaaray dagaalkii lagu hoobtay ee dhawaan ka dhacay aagga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, isaga oo oo jeediyay in mushaarka iyo gunnada loo kordhiyo ciidamada qalabka sida. Ugu horreyn Farmaajo ayaa sheegay…

Madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in baaritaan madax-bannaan lagu sameeyo weerarkii Jameeco, islamarkaana… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta oo Jimco ah dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in beesha caalamku ay qorsheynayso wada-hadallo siyaasadeed oo lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafka ka taagan hannaanka doorashooyinka dalka. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in wada-hadallada la qorsheynayo in la qabto…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo aadaysa xilli ay socdaan dadaallo beesha caalamku ku doonayso in lagu heshiiyo hannaanka doorashooyinka dalka. Waxaa la qorsheeyay kulamo ay ku wada hadli doonaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo aadeysa xilli ay socdaan dadaallo ay beesha caalamka ku bixinayso sidii dhinacyada siyaasadda Soomaaliya la isugu keeni lahaa, loona gaari lahaa heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka oo…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war-sxaafadeed soo saaray ayaa u jawaabay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay isku hayaan arrimaha siyaasadda, gaar ahaan hannaanka doorashooyinka iyo wax ka beddelka dastuurka dalka. Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in hadalladdii u dambeeyay ee uu jeediyay Madaxwy

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag uga horyimid go’aanka Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, isaga oo ka digay in tallaabadaasi ay halis gelin karto dowladnimada iyo mustaqbalka dalka. Guddiga doorashada ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay in doorashada labada aqal ee baarlamaanka…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si adag u diiday shaacinta jadwalka cusub ee doorashadda 2027, oo uu ku tilmaamay mid hal dhinac ah.