Farmaajo oo soo jeediyay in mushaarka loo kordhiyo ciidamada qalabaka sida
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo jeediyay in mushaarka iyo gunnada loo kordhiyo ciidamada qalabka sida, isagoo tacsi u diray ehellada askarta ku geeriyootay dagaallada dhawaan ka dhacay Buurhakaba, gobolka Baay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinSidoo kale wuxuu ku baaqay in askarta dhaawacyada ah loo fidiyo daryeel caafimaad, halka kuwa xaaladdoodu culus tahayna la gaarsiiyo xarumaha caafimaad ee dabooli kara baahidooda, si loola tacaalo xaaladooda.
- Cidda ay saamaysayWaxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska iyo guud ahaan Ciidanka Xoogga ee ay ka baxeen halyeeyadii ku naf waayay weerarkaas bahalnimada ah,” ayuu yiri Farmaajo.
- Ugu horreyn Farmaajo ayaa sheegay inuu murugada la qaybsanayo ehellada askarta ku geeriyootay dagaallada ka socda Koonfur Galbeed, oo ay ku naf-waayeen ciidamo ka tirsanaa Xoogga Dalka oo dagaallo adag la galay Al-Shabaab iyo ciidamada taabacsan Lafta-gareen.
- “Khasaaraha nafeed iyo midka hanti ee Ciidanka Xoogga Dalka ka soo gaaray weerarkii argagixisada ee deegaanka Jameeco, waxa uu murugo weyn ku reebay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo kordhiyo mushaarka iyo gunnada ciidamada qalabka sida?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo jeediyay in mushaarka iyo gunnada loo kordhiyo ciidamada qalabka sida.
- Farmaajo ayaa sheegay inuu murugada la qaybsanayo ehellada askarta ku geeriyootay dagaallada ka socda Koonfur Galbeed.
- Farmaajo ayaa ku eedeeyay Maaxweyne Xasan Sheekh inuu awood ciidan ku xalinayo khilaafka taagan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si adag uga hadlay khasaaraha ciidamada Xoogga dalka kasoo gaaray dagaalkii lagu hoobtay ee dhawaan ka dhacay aagga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, isaga oo oo jeediyay in mushaarka iyo gunnada loo kordhiyo ciidamada qalabka sida.
Ugu horreyn Farmaajo ayaa sheegay inuu murugada la qaybsanayo ehellada askarta ku geeriyootay dagaallada ka socda Koonfur Galbeed, oo ay ku naf-waayeen ciidamo ka tirsanaa Xoogga Dalka oo dagaallo adag la galay Al-Shabaab iyo ciidamada taabacsan Lafta-gareen.
“Khasaaraha nafeed iyo midka hanti ee Ciidanka Xoogga Dalka ka soo gaaray weerarkii argagixisada ee deegaanka Jameeco, waxa uu murugo weyn ku reebay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska iyo guud ahaan Ciidanka Xoogga ee ay ka baxeen halyeeyadii ku naf waayay weerarkaas bahalnimada ah,” ayuu yiri Farmaajo.
Sidoo kale wuxuu ku baaqay in askarta dhaawacyada ah loo fidiyo daryeel caafimaad, halka kuwa xaaladdoodu culus tahayna la gaarsiiyo xarumaha caafimaad ee dabooli kara baahidooda, si loola tacaalo xaaladooda.
Madaxweynihii hore ee dalka oo hadalkiisa sii wata ayaa ku baaqay in si dhow loola socdo xaaladda c iidamada q alabka s ida , isaga oo soo jeediyay in kordhiyo mushaaraadka maadaama ay wajahayaan duruufo adag.
“Waxaan soo jeedinayaa in la kordhiyo mushaharka iyo gunnooyinka Ciidamada Qalabka Sida oo halkii aan sannado ka hor soo gaarsiinnay aan waxba loogu darin, kuwa tirada badan ee mushahar koodii bilihii danbe laga goostayna loo soo celiyo xuquuqdoodii,” ayuu kusii daray.
Dhinaca kale, Farmaajo ayaa ku eedeeyay Maaxweyne Xasan Sheekh inuu awood ciidan ku xalinayo khilaafka taagan, uuna halis gelinayo ciidamada qaranka, sida uu hadalka u dhigay.
“Waxaa caado u noqotay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday in uu ku xalliyo xoog wax kasta oo kala aragti duwanaan siyaasadeed ah, kuna biimeeyo ciidammadeenna qalabka sida ee geesiyaasha ah dagaallo iyo hawl-gallo aan qorshaysnayn, argagixisadana uu ugu loogo,” ayuu mar kale yiri Madaxweynihii hore ee dalka.
Waxaa kale oo uu sii raaciyay “Ma jirto dan siyaasadeed oo qiimaheedu gooyo dhiigga askari Soomaaliyeed, waxaana lama huraan ah in baaritaan madax-bannaan lagu sameeyo dhacdadan iyo kuwii ka horreeyey, mas’uuliyadda wixii dayac ah ee gaaray geesiyaasheennana lagula xisaabtamo cid kasta oo masuuliyaddaas qayb ka ah”.
Ugu dambayn, waxaan
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo jeediyay in mushaarka iyo gunnada loo kordhiyo ciidamada qalabka sida, isagoo tacsi u diray ehellada askarta ku geeriyootay dagaallada dhawaan ka dhacay Buurhakaba, gobolka Baay.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo jeediyay in mushaarka iyo gunnada loo kordhiyo ciidamada qalabka sida.
- Farmaajo ayaa sheegay inuu murugada la qaybsanayo ehellada askarta ku geeriyootay dagaallada ka socda Koonfur Galbeed.
- Farmaajo ayaa ku eedeeyay Maaxweyne Xasan Sheekh inuu awood ciidan ku xalinayo khilaafka taagan.
- Waxaa lama huraan ah in baaritaan madax-bannaan lagu sameeyo dhacdadan iyo kuwii ka horreeyey.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu Farmaajo soo jeediyay.
- Ma jirto jawaab ka timid Madaxweynaha Xasan Sheekh oo ku saabsan eedeymaha Farmaajo.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan tirada khasaaraha ama macnaha dagaallada.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Farmaajo waxay muujinayaan welwelka socda ee ku saabsan daryeelka ciidamada iyo mas'uuliyadda siyaasadeed ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo kordhiyo mushaarka iyo gunnada ciidamada qalabka sida?
- Sidee ayey dowladda uga jawaabi doontaa baaqa baaritaanka madax-bannaan?
- Maxay yihiin saameynta eedeymaha Farmaajo ku leedahay maamulka hadda jira?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · jeediyay · mushaarka · farmaajo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada