Topic
Warkasta is tracking farmaajo across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches cartan, cumar, and diray, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Xisbiga Nabad iyo Nolol ayaa ka hadlay sababta uu madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga mid noqon waayay Golaha Mustaqbalka… Sii akhri

MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka, Dowladda iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Jabuuti munaasabadda 27-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda iyo madaxbannaanida dalkaas. Farmaajo ayaa sheegay in munaasabaddani ay xasuusinayso doorkii shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku lahaayeen garab istaagga halgankii gobannimo-doonka

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 26-ka Juun iyo Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliyeed. Qoraal uu soo saaray, Farmaajo ayaa sheegay in 26-ka Juun ay tahay maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto xorriyaddii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya sana

MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan, kaddib markii laga reebay ka qeybgalka ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2026. Farmaajo ayaa sheegay inuu la wadaagay garsooraha dareenkiisa ku aaddan caqabadda uu la kulmay, isagoo ku ammaanay dadaal
Muqdisho (HOL) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Axaddii ku baaqay kulan degdeg ah oo u dhexeeya Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya si loo raadiyo xal siyaasadeed oo ku saabsan krisiga sii xumaanaya ee dalka.