Khayre oo MW Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka u adeegsaday dano siyaasadeed
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiRa’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka u adeegsaday dano siyaasadeed, kadib markii la sheegay khasaaro ka dhacay weerar ka dhacay Jameeco, Buurhakaba.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinKhayre ayaa sidoo kale sheegay in nafhurnimada ciidamada Soomaaliyeed ay tahay masuuliyad qaran oo ay tahay in laga ilaaliyo loollanka siyaasadeed, isaga oo ku baaqay in awoodda iyo cududda ciidanka loo jiheeyo dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo difaaca dalka.
- Cidda ay saamaysayKhayre ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu aad uga tiiraanyeysan yahay khasaaraha sii kordhaya ee laga soo sheegayo ciidamada dowladda, isaga oo tacsi u diray qoysaska iyo ehellada askartii ku geeriyootay weerarka, sidoo kalena caafimaad degdeg ah u rajeeyay dhaawacyada.
- Wuxuu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay yihiin halyeeyo qaran oo loo carbiyay difaaca dalka, ilaalinta dastuurka iyo la dagaallanka maleeshiyaadka Al-Shabaab.
- Hase yeeshee, Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidamada u adeegsaday khilaafaadka siyaasadeed iyo fulinta dano gaar ah, taas oo uu sheegay inay maleeshiyaadka Al-Shabaab u abuurtay fursado ay kaga faa’iideystaan xaaladda jirta.
Sida ay sheegtay Jowhar
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa khilaafaadka siyaasadeed ee socda Soomaaliya iyo saamaynta ay ku yeelan karto howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin danaha siyaasadeed ee Khayre ku eedeeyay in la adeegsanayo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka u adeegsaday dano siyaasadeed.
- Khayre ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu aad uga tiiraanyeysan yahay khasaaraha sii kordhaya ee laga soo sheegayo ciidamada dowladda.
- Khayre ayaa sidoo kale sheegay in nafhurnimada ciidamada Soomaaliyeed ay tahay masuuliyad qaran oo ay tahay in laga ilaaliyo loollanka siyaasadeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul uga hadlay khasaaraha la sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu ka soo gaaray weerarkii ka dhacay deegaanka Jameeco ee degmada Buurhakaba, isaga oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka dhexgeliyay khilaafaadka siyaasadeed.
Khayre ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu aad uga tiiraanyeysan yahay khasaaraha sii kordhaya ee laga soo sheegayo ciidamada dowladda, isaga oo tacsi u diray qoysaska iyo ehellada askartii ku geeriyootay weerarka, sidoo kalena caafimaad degdeg ah u rajeeyay dhaawacyada.
Wuxuu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay yihiin halyeeyo qaran oo loo carbiyay difaaca dalka, ilaalinta dastuurka iyo la dagaallanka maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Hase yeeshee, Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidamada u adeegsaday khilaafaadka siyaasadeed iyo fulinta dano gaar ah, taas oo uu sheegay inay maleeshiyaadka Al-Shabaab u abuurtay fursado ay kaga faa’iideystaan xaaladda jirta.
“Dhiigga ciidanka ee qaaliga ah ma mudna in loo daadiyo loollan siyaasadeed iyo fulinta damac gurracan iyo dano siyaasadeed oo lagu boobayo xukunka dalka,” ayuu yiri Xasan Cali Khayre.
Khayre ayaa sidoo kale sheegay in nafhurnimada ciidamada Soomaaliyeed ay tahay masuuliyad qaran oo ay tahay in laga ilaaliyo loollanka siyaasadeed, isaga oo ku baaqay in awoodda iyo cududda ciidanka loo jiheeyo dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo difaaca dalka.
Ugu dambeyn, wuxuu waxgaradka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka shaqeeyaan sidii Ciidanka Xoogga Dalka looga fogeyn lahaa khilaafaadka siyaasadeed, isaga oo ku tilmaamay khasaaraha ka dhacay deegaanka Jameeco mid ay tahay inuu horseedo baraarug qaran.
Eedeymaha Xasan Cali Khayre ayaa imanaya xilli xaaladda amni ee gobolka Baay iyo dagaallada ka socda deegaanno ka tirsan degmada Buurhakaba ay dhaliyeen hadal-hayn siyaasadeed oo xooggan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka u adeegsaday dano siyaasadeed, kadib markii la sheegay khasaaro ka dhacay weerar ka dhacay Jameeco, Buurhakaba.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka u adeegsaday dano siyaasadeed.
- Khayre ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu aad uga tiiraanyeysan yahay khasaaraha sii kordhaya ee laga soo sheegayo ciidamada dowladda.
- Khayre ayaa sidoo kale sheegay in nafhurnimada ciidamada Soomaaliyeed ay tahay masuuliyad qaran oo ay tahay in laga ilaaliyo loollanka siyaasadeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid Madaxweyne Xasan Sheekh.
- Tirakoobka khasaaraha la sheegay ma ahan mid madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada Khayre iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Khayre waxay muujinayaan kala qaybsanaanta siyaasadeed ee ku saabsan isticmaalka ciidamada milatariga Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin danaha siyaasadeed ee Khayre ku eedeeyay in la adeegsanayo?
- Waa maxay tirakoobka saxda ah ee khasaaraha ka dhacay weerarka?
- Sidee loo jiheyn doonaa awoodda ciidanka sida uu Khayre soo jeedinayo?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa khilaafaadka siyaasadeed ee socda Soomaaliya iyo saamaynta ay ku yeelan karto howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sheekh · khayre · xasan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada