Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Gen. Jimcaale oo xereeyay ciidanka Danab
Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo habeen hore yimid magaalada Garoowe ayaa saaka tegay xerada Ligle oo xarunta u ah ciidanka… Sii akhri
Gen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa ciidanka Danab ku xereeyay xerada Ligle kadib markii ay ka saareen aagag difaac ah.
Maxaa la shaaciyey
- Gen. Jimcaale wuxuu ciidanka Danab ka saaray aagag ay todobaadyadii la soo dhaafay difaacyo ka xirteen.
- Ciidanka Danab iyo gaadiidkooda ayaa maanta ku xerooday xerada Ligle.
- Dowladda Puntland ayaa qaaday ciidamadii dheeraadka ahaa ee ay dhawaan gaysay kantaroolada magaalada Garoowe.
Macnaha guud
Dowladda Puntland iyo waxgaradka gobolka Nugaal ayaa wada hadal ku saabsan amniga Garoowe.
“ciddii isku daydana meel looga soo wada jeensado.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada amni ee Garoowe iyo Puntland.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo habeen hore yimid magaalada Garoowe ayaa saaka tegay xerada Ligle oo xarunta u ah ciidanka uu hoggaamiyo ee Danab.
Gen. Jimcaale wuxuu ciidanka Danab ka saaray aagag ay todobaadyadii la soo dhaafay difaacyo ka xirteen, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen buuraha ku dhow xerada Ligle iyo goobo kale.
Ciidanka Danab iyo gaadiidkooda ayaa ugu dambayn maanta ku xerooday xerada Ligle, kaddib todobaadyo qaarkood meelo ka baxsan kaga jireen difaacyo.
Dhanka kale dowladda ayaa qaaday ciidamadii dheeraadka ahaa ee ay dhawaan gaysay kantaroolada iyo goobaha kale ee laga soo galo magaalada caasimadda ah ee Garoowe.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.