Golaha Mustaqbalka oo shaaciyay sababta ay ku diideen codsiga Xasan
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay sababta ay ku diideen codsiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan wada-hadal toos ah oo ku saabsan khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cabdullaahi Carab ayaa shaaca ka qaaday in 13 jeer ay shirar la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya, balse kulamadaasi aysan wax natiijo ah kasoo bixin.
- Xoghayaha Golaha Mustaqbalka ayaa xusay in gogosha uu fidiyay Madaxweynaha uu ka raadinayo nafis siyaasadeed, isla markaana ujeedkiisa uu yahay inuu waqtiga kusii dhiireeyo.
- “Gogol uu isagu dhigay oo aan ognahay in aysan waxba kasoo baxaynin ma rabno inaan waqti ku dhumino, isagana ma rabo in meeshaas ay wax kasoo baxaan nafis siyaasadeed ayuu ka dhiganayaa,” ayuu yiri Xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
- Waxaa kale oo uu shuruud ka dhigay dhex-dhexadin caalami ah, si loo helo kalsooni, una fulaan qodobada ay ku heshiiyaan labada dhinac.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin shuruudaha gaarka ah ee Golaha Mustaqbalka u baahan yahay si loogu galo wadahadalada mustaqbalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa diiday codsi ka yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku saabsan wada-hadal toos ah oo ku saabsan khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka.
- Cabdullaahi Carab ayaa shaaca ka qaaday in 13 jeer ay shirar la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya, balse kulamadaasi aysan wax natiijo ah kasoo bixin.
- Xoghayaha Golaha Mustaqbalka ayaa xusay in aysan diyaar u ahayn inay mar kale waqti ku lumiyaan kulan ay la yeeshaan Xasan Sheekh Maxamuud, maadaama shirarkii hore aysan wax natiijo muuqata kasoo bixin.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Mudane Cabdullaahi Carab oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay sababta ay ku diideen dalabka uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, si ay wada-hadal toos ah uga yeesheen khilaafka siyaasadeed ee ka taagan hannaanka doorashooyinka.
Cabdullaahi Carab ayaa shaaca ka qaaday in 13 jeer ay shirar la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya, balse kulamadaasi aysan wax natiijo ah kasoo bixin. Wuxuu intaas ku daray in xilligan aysan diyaar u ahayn inay mar kale waqti ku lumiyaan kulan ay la yeeshaan Xasan Sheekh Maxamuud, maadaama shirarkii hore aysan wax natiijo muuqata kasoo bixin.
Xoghayaha Golaha Mustaqbalka ayaa xusay in gogosha uu fidiyay Madaxweynaha uu ka raadinayo nafis siyaasadeed, isla markaana ujeedkiisa uu yahay inuu waqtiga kusii dhiireeyo.
“Gogol uu isagu dhigay oo aan ognahay in aysan waxba kasoo baxaynin ma rabno inaan waqti ku dhumino, isagana ma rabo in meeshaas ay wax kasoo baxaan nafis siyaasadeed ayuu ka dhiganayaa,” ayuu yiri Xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Waxaa kale oo uu shuruud ka dhigay dhex-dhexadin caalami ah, si loo helo kalsooni, una fulaan qodobada ay ku heshiiyaan labada dhinac.
“Annaga diyaar uma nihin keligiis inaan la fadhiisano, waxaan rabnaa dhex-dhexaadin kale oo Soomaali ah ama Ummad kale,” ayuu sii raaciyay.
Todobaadkii hore ayay ahayd markii uu dib u dhac uu ku yimid gogoshii uu Madaxweynaha ku casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan kulan wadatashi Qaran oo lagu waday inuu ka furmo Muqdisho, muddada u dhexeysa 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar 2026
Dib u dhaca shirkaas ayaa yimid, kadib markii ay dhinacyadu isku mari waayeen qaar ka mid ah shuruudaha iyo qodobada la xiriira hannaanka wadahadalka.
Arrimahan ayaa kusoo beegmaysa xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka, iyadoo labada dhinac ay isku hayaan arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo hannaanka dowladnimada dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay sababta ay ku diideen codsiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan wada-hadal toos ah oo ku saabsan khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa diiday codsi ka yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku saabsan wada-hadal toos ah oo ku saabsan khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka.
- Cabdullaahi Carab ayaa shaaca ka qaaday in 13 jeer ay shirar la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya, balse kulamadaasi aysan wax natiijo ah kasoo bixin.
- Xoghayaha Golaha Mustaqbalka ayaa xusay in aysan diyaar u ahayn inay mar kale waqti ku lumiyaan kulan ay la yeeshaan Xasan Sheekh Maxamuud, maadaama shirarkii hore aysan wax natiijo muuqata kasoo bixin.
- wuxuu intaas ku daray in shuruud ka dhigay dhex-dhexadin caalami ah, si loo helo kalsooni, una fulaan qodobada ay ku heshiiyaan labada dhinac.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadalada Cabdullaahi Carab, Xoghayaha Golaha Mustaqbalka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo lagu bixiyay sheegashooyinka ku jira maqaalka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ama wakiiladiisa.
Gunaanadka akhristaha
Golaha Mustaqbalka ayaa si cad u diiday codsiga Madaxweynaha ee ku saabsan wada-hadal, iyagoo tilmaamaya kulamadii hore ee aan wax natiijo ah keenin.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin shuruudaha gaarka ah ee Golaha Mustaqbalka u baahan yahay si loogu galo wadahadalada mustaqbalka?
- Sidee khilaafka siyaasadeed u saameyn doonaa hannaanka doorashooyinka mustaqbalka?
- Maxaa la sameyn doonaa si loo xalliyo xiisadaha siyaasadeed ee socda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · diideen · golaha · mustaqbalka