Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub
MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona horseedo nidaam doorasho oo xasilloon, loo dhan yahay, hufan, isla markaana leh sharciyad siyaasadeed oo lagu wada qanco. War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha ayaa lagu sheegay in go’aankan uu ku […]
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho cusub oo loogu talagalay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah.
Maxaa la shaaciyey
- Hannaanka cusub ee loo bixiyay 'Transitional Direct Elections Model' ayaa xaqiijinaya in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay si toos ah uga qeyb qaataan doorashada wakiilladooda.
- Golaha ayaa sheegay in go'aankan uu ku saleysan yahay tanaasul siyaasadeed iyo tixgelinta rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.
- Wada-hadallada siyaasadeed ayaa loo arkaa dariiqa ugu habboon ee lagu xallin karo khilaafaadka doorashooyinka.
“War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha ayaa lagu sheegay in go’aankan uu ku saleysan yahay tanaasul siyaasadeed iyo tixgelinta rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbeddelada cusub ee doorashooyinka si ay u fahmaan fursadaha iyo caqabadaha horyaalla dalka.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona horseedo nidaam doorasho oo xasilloon, loo dhan yahay, hufan, isla markaana leh sharciyad siyaasadeed oo lagu wada qanco.
War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha ayaa lagu sheegay in go’aankan uu ku saleysan yahay tanaasul siyaasadeed iyo tixgelinta rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, si loo helo hannaan mideeya bulshada, kana qeyb qaata yareynta khilaafaadka la xiriira doorashooyinka.
Golaha ayaa xusay in hannaanka cusub ee loo bixiyay “Transitional Direct Elections Model” uu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay si toos ah uga qeyb qaataan doorashada wakiilladooda, iyadoo la ilaalinayo hab-qaybsiga matalaadda ee ku dhisan qaaciddada 4.5.
Sidoo kale, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay joogteynta geeddi-socodka doorashooyinka, si loo gaaro natiijooyin waara, sharciyad leh, isla markaana dalka uga gudbiya muddooyinka kala-guurka ee soo jiitamayay.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.