Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa saaka oo sabti ah xiran, taas oo ay sababtay dekedda oo… Sii akhri

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa saaka oo sabti ah xiran, taas oo ay sababtay dekedda oo xiran maalintii 11-aad.
Ganacsatada ayaa ka biyo diiday khidmad cusub oo ay soo rogtay shirkadda maamusha dekedda magaalada Boosaaso ee DP World, taas oo keentay in maaanta albaabada la isugu laabo xarumaha ganacsiga.
Shacabka ku nool deegaannada Puntland ayay saameyn ku yeelatay xirnaanshaha dekedda Boosaaso, iyada oo maalmihii u dambayay ay kor u kacday maciishadda daruuriga ah.
Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Siciid Deni ayaa weli ka hadlin muddada ka badan tobanka berri ee xiran tahay dekedda Boosaaso, taas oo keentay in uu istaago ganacsiga Puntland.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.