Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada oo Wasiirka Waxbarashada su’aalo ka weydiiyey xaaladda waxbarashada dalka
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGuddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ayaa Wasiirka Waxbarashada su’aalo ka weydiiyey xaaladda waxbarashada dalka intii lagu guda jiray kulan ka dhacay Villa Hargeysa.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayXubnaha guddiga ayaa intaas kaddib wasiirka, wasiiru-dowlaha iyo agaasime-waaxeedyada weydiiyey su’aalo ku saabsan xaaladda guud ee waxbarashada, deeqaha waxbarasho ee ay helaan ardayda Soomaaliyeed, habka loo bixiyo deeqahaas iyo shuruudaha lagu helo, iyo sida ay ugu kala qeybsamaan dowlad-goboleedyada dalka.
- Kulanka oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa waxaa Wasiirka ku wehelisay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Nuura Mustaf Mukhtaar Guudow, waxaana shir-guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi.
- Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay agaasime-waaxeedyada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
- Sidoo kale, wasiirka ayaa wax laga weydiiyey sannadka dheeraadka ah ee lagu daray waxbarashada jaamacadaha, sababaha keenay go’aankaas iyo baahida loo arkay in lagu daro muddada waxbarashada.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay caqabadaha gaarka ah ee waxbarashada ee la falanqeeyey?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa
- Wasiirka ayaa guddiga warbixin guud ka siiyey xaaladda waxbarashada dalka, horumarka laga sameeyey iyo caqabadaha weli jira.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho, Soomaaliya — Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan su’aalo-weydiin ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda waxbarashada dalka iyo arrimo la xiriira deeqaha waxbarasho.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa waxaa Wasiirka ku wehelisay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Nuura Mustaf Mukhtaar Guudow, waxaana shir-guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay agaasime-waaxeedyada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Wasiirka ayaa guddiga warbixin guud ka siiyey xaaladda waxbarashada dalka, horumarka laga sameeyey iyo caqabadaha weli jira.
Xubnaha guddiga ayaa intaas kaddib wasiirka, wasiiru-dowlaha iyo agaasime-waaxeedyada weydiiyey su’aalo ku saabsan xaaladda guud ee waxbarashada, deeqaha waxbarasho ee ay helaan ardayda Soomaaliyeed, habka loo bixiyo deeqahaas iyo shuruudaha lagu helo, iyo sida ay ugu kala qeybsamaan dowlad-goboleedyada dalka.
Sidoo kale, wasiirka ayaa wax laga weydiiyey sannadka dheeraadka ah ee lagu daray waxbarashada jaamacadaha, sababaha keenay go’aankaas iyo baahida loo arkay in lagu daro muddada waxbarashada. Wasiirka ayaa xubnaha guddiga uga jawaabay su’aalihii la weydiiyey, isaga oo faahfaahin ka bixiyey arrimaha ay ka hadleen.
Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi, ayaa wasiirka, wasiiru-dowlaha iyo mas’uuliyiinta kale ee wasaaradda uga mahadcelisay ka qeybgalka kulanka iyo xogaha ay guddiga la wadaageen.
Waxay sidoo kale carrabka ku adkeysay muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta Golaha Shacabka iyo hay’adaha dowladda, gaar ahaan dhinacyada horumarinta waxbarashada iyo adeegyada bulshada, iyadoo sheegtay in guddigu sii wadi doono gudashada waajibaadkiisa ku aaddan la socodka iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ayaa Wasiirka Waxbarashada su’aalo ka weydiiyey xaaladda waxbarashada dalka intii lagu guda jiray kulan ka dhacay Villa Hargeysa.
Qodobada muhiimka ah
- Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ayaa Wasiirka Waxbarashada su’aalo ka weydiiyey xaaladda waxbarashada dalka.
- Kulanka oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa
- Wasiirka ayaa guddiga warbixin guud ka siiyey xaaladda waxbarashada dalka, horumarka laga sameeyey iyo caqabadaha weli jira.
- Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ayaa wasiirka, wasiiru-dowlaha iyo mas’uuliyiinta kale ee wasaaradda uga mahadcelisay ka qeybgalka kulanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku lugta leh waxbarashada.
- Faahfaahinta caqabadaha gaarka ah ee waxbarashada la xusay ma ahan kuwo la faahfaahiyey.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa wadahadallo socda oo ku saabsan xaaladda waxbarashada Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay caqabadaha gaarka ah ee waxbarashada ee la falanqeeyey?
- Sidee loo hirgelin doonaa wada-shaqeynta Golaha Shacabka iyo hay’adaha dowladda?
- Waa maxay shuruudaha deeqaha waxbarasho ee la xusay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wasiirka · horumarinta · waxbarashada
Sii akhri
- Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo sheegay in adeegyada wasaaraddu bilaash yihiin
Goobjoog Somali
- Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida
Goobjoog Somali
- Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo La Kulmay Taliyeyaasha Ciidamada, Kana Tashaday Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka
Hiiraanweyn