Topic
Warkasta is tracking waxbarashada across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ammaan, horumarinta, and iskuullada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho, Soomaaliya — Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan su’aalo-weydiin ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda waxbarashada dalka iyo arrimo la xiriira deeqaha waxbarasho. Kulanka oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee
Iskuullada ku yaalla caasimadda Sacuudiga ee Riyadh ayaa muddo hal toddobaad ah u wareegaya waxbarashada fog, iyadoo go’aanka lagu sababeeyay xaaladda amni ee gobolka oo sii kacsanaysa.