Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka soo muuqday ololaha Liibaan Shuluq
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed ayaa shalay ka soo muuqday kulan olole ah oo dhexmaray musharaxa ay… Sii akhri

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed ayaa ka soo muuqday kulan ololaha musharaxa Liibaan Shuluq oo ka dhacay Muqdisho.
Maxaa la shaaciyey
- Kulanka waxaa looga hadlay arrimaha doorashada maamulka Galmudug iyo taageerada musharax Liibaan Shuluq.
- Cabdikariin Axmed ayaa lagu eedeeyay in uu jabiyay sharciga Guddiga Doorashooyinka.
- Mahad Salaad ayaa u tanaasulay Liibaan Shuluq kaddib heshiis la gaaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Macnaha guud
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in ay dhawaan Galmudug ka qabato doorasho qof iyo cod ah.
“shirka waxaa lagu dhaliilay in uu goobta surnaa calanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA)”
Sababta ay muhiim u tahay: Arrintani waxay muujineysaa isqabqabsi siyaasadeed oo ka jira maamulka Galmudug iyo doorka dowladda Federaalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed ayaa shalay ka soo muuqday kulan olole ah oo dhexmaray musharaxa ay dowladda Federaalka u wadata maamulka Galmudug Liibaan Shuluq, Agaasimaha Hay’adda NISA Mahad Salaad iyo odayaal dhaqan.
Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa looga hadlay arrimaha doorashada maamulka Galmudug iyo sidii taageero loogu muujin lahaa musharax Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq), sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Guddoomiye Cabdikariin ayaa lagu eedeeyay in uu jabiyay sharciga Guddiga Doorashooyinka, islamarkaana uu dhex-dhexaadnimadii lumiyay oo dhinac la saftay.
Sidoo kale shirka waxaa lagu dhaliilay in uu goobta surnaa calanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), iyada oo shirka lagu sheegay mid beeleed iyo taageero musharax.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.