Topic
Warkasta is tracking muuqday across 1 report from 1 source. Recent coverage touches calanka and dhex, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Calanka Soomaaliya ayaa si muuqata uga dhex muuqday xafladdii furitaanka Ciyaaraha Olombikada Dhallinyarada ee Dakar 2026, taas oo lagu qabtay garoonka Abdoulaye Wade ee magaalada Diamniadio ee dalka Senegal. Munaasabaddan ayaa taariikhi u ah qaaradda Afrika, maadaama ay tahay markii ugu horreysay ee tartan Olombik ah lagu qabto qaaradda. Furitaanka ciyaaraha…