Guddoomiye Muungaab oo xil sare u magacaabay Maxamed Deeyow
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiXasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyow) u magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere kaddib wareegto rasmi ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayDuqa Magaalada Muqdisho ayaa Mudane Maxamed Cabdullaahi Cumar oo loo yaqaano (Deeyow) u magacaabay guddoomiyaha degmada Boondheere, isaga oo xilkii Guddoomiyihii degmadaas Mudane Cabdullaahi Xasan Sheikh Cabdi.
- Muungaab ayaa kula dardaarmay guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere in uu mudnaan gaar ah siiyo horumarinta degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga ah.
- Waa markii labaad ee Deeyow loo magacaabo xilka guddoomiyaha degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.
- Xilligaas, Deeyow ayaa xilka ku wareejiyey Cabdullaahi Xasan Sheekh Cabdi, oo haatan mar kale uu maamulka degmada kala wareegayo, kaddib magacaabistiisa cusub.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee Deeyow uu u leeyahay degmada Boondheere?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyow) u magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere.
- Waa markii labaad ee Deeyow loo magacaabo xilka guddoomiyaha degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.
- Deeyow ayaa xilka ku wareejiyey Cabdullaahi Xasan Sheekh Cabdi, oo haatan mar kale uu maamulka degmada kala wareegayo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta sameeyey xilka-qaadis iyo magacaabis cusub oo saameysay mid kamid ah maamullada degmooyinka gobolka Banaadir, kaddib wareegto rasmi ah oo uu soo saaray.
Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Mudane Maxamed Cabdullaahi Cumar oo loo yaqaano (Deeyow) u magacaabay guddoomiyaha degmada Boondheere, isaga oo xilkii Guddoomiyihii degmadaas Mudane Cabdullaahi Xasan Sheikh Cabdi.
Muungaab ayaa kula dardaarmay guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere in uu mudnaan gaar ah siiyo horumarinta degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga ah.
Waa markii labaad ee Deeyow loo magacaabo xilka guddoomiyaha degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Markii ugu horreysay ayaa xilka laga qaaday bishii Maarso ee sanadkii 2024-kii, xilligaas oo guddoomiyihii gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), uu xilka ka qaaday kaddib khilaaf soo kala dhexgalay.
Xilligaas, Deeyow ayaa xilka ku wareejiyey Cabdullaahi Xasan Sheekh Cabdi, oo haatan mar kale uu maamulka degmada kala wareegayo, kaddib magacaabistiisa cusub. Talaabadan ayaa ka dhigan inuu Deeyow dib ugu soo laabtay hoggaanka degmada Boondheere, muddo kaddib markii uu xilkaas ka maqnaa.
Maxamed Deeyow ayaa ah nin dhalinyaro ah oo firfircoon, isla markaana si wayn baraha uga taageero Madaxweyne Xasan Sheekh, isaga oo si gaar ah uga qayb-qaatay ololihiisii dib doorashada 15-kii May, 2022..
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyow) u magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere kaddib wareegto rasmi ah.
Qodobada muhiimka ah
- Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyow) u magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere.
- Waa markii labaad ee Deeyow loo magacaabo xilka guddoomiyaha degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.
- Deeyow ayaa xilka ku wareejiyey Cabdullaahi Xasan Sheekh Cabdi, oo haatan mar kale uu maamulka degmada kala wareegayo.
- Muungaab ayaa kula dardaarmay guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere in uu mudnaan gaar ah siiyo horumarinta degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan magacaabista.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo lagu bixiyay sheegashooyinka ku jira maqaalka.
- Maqaalku ma caddeynayo sababaha ka dambeeya ka qaadista hore ee Deeyow.
Gunaanadka akhristaha
Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyow) u magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee Deeyow uu u leeyahay degmada Boondheere?
- Maxay ahayd xaaladda ku xeeran ka qaadista hore ee Deeyow?
- Sidee ayey magacaabistan u saameyn doontaa maamulka deegaanka ee Boondheere?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · maxamed · muungaab · deeyow