Topic
Warkasta is tracking muungaab across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches Doorashooyinka and Galmudug, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta sameeyey xilka-qaadis iyo magacaabis cusub oo saameysay mid kamid ah maamullada degmooyinka gobolka Banaadir, kaddib wareegto rasmi ah oo uu soo saaray. Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Mudane Maxamed Cabdullaahi Cumar oo loo yaqaano (Deeyow) u magacaabay guddoo

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad-goboleedka HirShabeelle oo xalay lagu doortay magaalada Jowhar. Muungaab ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle, Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamuud iyo labada ku-xigeen

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Ku-xigeenkiisa, Cabdiweli Ibraahim Garyare, oo maanta khamiista lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Muungaab oo hoggaanka cusub ee Galmudug u rajeey