Topic
Warkasta is tracking maxamed across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches diplomacy, yuusuf, and askari, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baydhaba, Soomaaliya: Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ku geeriyooday wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo ka howlgallayay warbaahinta Arlaadi Media, kaddib markii uu u geeriyooday dhaawac daran oo kasoo gaaray dagaalkii 3-dii bishan September ka dhacay gudaha magaalada. Dagaalka ayaa u dhexeeyay ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasi

Axad 16 Aug 2025 {HMC} Maxamed Saalax Cusmaan waa askari ka tirsan ciidanka xooga dalka qeybta 21-aad guutada Khaalid Bin-waliid isagoo kusugan furimaha hore ee dagaalka ayuu u fadhiistay imtixaanka dugsiyada sare ee dalka wuxuuna keenay natiijo aad u sareysa taasoo muujineysa heerka Nafhurnimadiisa iyo sida aysan ahdaaftu isu gubin ee ay isu kabaan. Saalax […] The post Maxamed Saalax oo ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin Soomaaliyeed kala qayb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo dhowaan geeriyooday. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada

Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf, Imaamkii beesha Mudulood Hiraab, deegaanka Ceel- Cirfiid ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo hore loogu aasay Imaamkii isaga ka horreeyay, Imaam Maxamuud. Marxuumka ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya, xilli uu halkaas ugu maqnaa daryeel caafimaad, waxaana Salaadda janaasada lagula tukan doonaa Masjidka Iskaashiga [̷